Link of pages
www.islammemo.cc
www.aljazeera.net
www.islamway.com

 

 

Qaar kamid ah Shacabka Soomaaliyeed oo siweyn ugu soo horjeestay Xafiiska  Magalada Muqdisho ay ka furatay  waxa loogu yeero Qaramada Midobay..
03,Rabiicul Awal 1433, 26,01,2012

Kadib  markii xafiis cusub  oo laga hagayo siyaasada Soomaliya ay kafurteen Magalada Muqdisho Kooxda isu magacawday Qaramada Midobay ayaa waxaa soo ifbaxaya aragtiyada ay ka qabaan arinkaasi oo maalmihii danbe hadal hayntiisa ay badnayd..................SiiAkhri.


Xiisad xoogan oo soo kala dhax gashay Dowladaha Biritan iyo Arjantiin,taa oo ku salysan gacan ku haynta Jasiiradaha loo yaqaano Falkland.
03,Rabiicul Awal 1433, 26,01,2012

Xiisad gacan ka hadal dhalin karta ayaa soo ka dhax gashay Dowladaha Biritan iyo Arjantii,taasi oo ku salaysan cida la maamulaysa Jasiiradaha Falkland oo ka kooban in kabadan 100 Jasiirado, 30 sano kadib dagaalo qaraar ay dhaxmaey labada Dowladood.................SiiAkhri.


Dagaalo xooggan oo ka dhacay Jubooyinka iyo gedo.
03,Rabiicul Awal 1433, 26,01,2012

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weeraro xooggan ka fuliyay deegaano hoos yimaada wilaayaadka Islaamiga ah ee Gedo iyo Jubooyinka...............SiiAkhri.


xarakada mujaahidiinta Al-shabaab oo bayaan kasoo saartay Xafiiska UNPOS ee laga Furay Muqdisho.
03,Rabiicul Awal 1433, 26,01,2012

Bayaanka oo kasoo baxay xafiiska lasocodka arimaha hay’addaha Ajaaniibta ee loo soo gaabiyo ayaa shacabka looga digay qatarta ka imaanaysa xafiiska siyaasada waxa logu yeero qaramada midoobay ee (UNPOS) kaasi oo dhawaan sirasmi ah looga furay Magaalada Muqdisho..............SiiAkhri.


dhagayso codka wiilkii dhawaan isku qarxiyay Ciidamada Itoobiya ee kusugan Baladweyne.
03,Rabiicul Awal 1433, 26,01,2012

Maxamad Cabdi Xasan oo ahaa wiilkii dhawaan isku qarxiyay ciidamada Itoobiya ee kusugan Magaalada Baladweyne ayaa xalay cod dardaaran ah oo uu duubay kahor inta uusan isku qarxin Itoobiya waxaa laga sii daaayay idaacada Andalus ee kuhadasha afka xarakada mujaahidiinta Al-shabaab.............SiiAkhri.


Dab xoogan oo goor dhaw ka kacay Suuqa Dagmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir
02,Rabiicul Awal 1433, 25,01,2012

Dabkaani ayaa bilaawday Caawa fiidkii,isagoona si xowli ah ugu faafaya qaybaha kale ee uu ka kooban yahay Suuqa Xamar Weyne,sida Al-Furqaan ay uxaqiijiyeen dad ka akdhaw halka uu dabka ka socdo...........SiiAkhri.


Qof  Haweynay  ah oo maanta gelinkii dambe lagu dilay gudaha Magaaladda Muqdisho.
02,Rabiicul Awal 1433, 25,01,2012

Askari katirsan ciidamada DKM ayaa maanta gelinkii dambe Haweynay ku toogtay agagaarka Isbitaalka Madiina ee Magaaladda Mudisho,arintaasi oo dareen naxdin ku beertay dadka deegaanka..........SiiAkhri.


Dowladda Kenya oo Xaqiijisay in dagaalladii ugu dambeeyay ay kaga geeriyoodeen labo Askari.
30,Safar 1433 25,01
,2012

Afhayeenka dhinaca saxaafada uqaabilsan ciidamada milatariga wadanka Kenya Emmanuel Chirchir  oo aan looga baran inuu run kasheego qasaaraha ciidankooda kuhaystay wadanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ushaaciyay askar katirsan ciidankooda inay kuwaayeen dagaaladdii ugu danbeeyay..........SiiAkhri.


Ciidamo Mareykan ah oo si xoog ah kusoo furtay laheystayaal Ajaanib ah.
30,Safar 1433 25,01
,2012

Laba ruux oo shisheeye ah oo ay in mudo ah gacantooda kujiray kooxaha loogu yeero burcad badeeda Soomaalida ayaa lasheegay in si xoog ah ciidamo gaar ah oo militariga Maraykanka katirsan ay kusoo furteen labdaasi ruux ee ajaaniibta ah, iyadoona weerarkaasi lagu dilay Sideed burcad badeed ah, halka Seddex kalena nolasha lagu qabtay...........SiiAkhri.


Shil Gaari oo Khasaare dhaliyay oo ka dhacay  Gobolka Shabeelaha dhexe.
30,Safar 1433 25,01
,2012

Ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku dhimatay Gobalka shabeelaha dhexe kadib markii uu rogmaday gaari kuwa Xamuulka ah oo ku jeeday Magaalada Jacar ee Gobalka Galgaduud...........SiiAkhri.


Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ay ka furatay Muqdisho.
30,Safar 1433 25,01
,2012

Imaanshaha xafiiskan iyo inuu saldhig kadhigto magaalada muqdisho ayaanan ahayn mid ay soo dhawaynayaan dadka soomaaliyeed,maadaama qaramada midoobay ay masuul katahay dhibatada iminka kataagan weadankeena..........SiiAkhri.


Golaha Odayaasha ee Dalka Baakistaan Ayaa Ansixiyay Qaraar dhigaya in gacanta lagu soo dhigo Madaxweenihii hore  ee Dalkaasi Barwiis Musharaf.
30,Safar 1433 25,01
,2012

Sida lagu soo daabacay Wargayska  lagu mgacaabo Duun ee Carriga Baakistaan ka soo baxaya Golaha Odayaasha dalkaasi ayaa ansixiyay Qaraar sheegaya in lasoo xiro Madaxweenihii hore ee dalkaasi,kadib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay khiyaano qaran..........SiiAkhri.


Qarxyo Khasaarooyin kala duwan gaystay oo maanta iyo caawa ka dhacay Caasimadda Soomaaliya.
30,Safar 1433 24,01
,2012

Qaraxyadaani ayaa si wada jir ah waxa ay ugu kala dhacay  maanta wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha,kuwaasi oo geestay khasaarooyin kala duwan,sida ay Alfurqaan ay uxaqiijiyeen dad goob joogayaal ahaa.........SiiAkhri.


Ciidamadda Itoobiya oo Dad Rayid ah ku laayay Magaaladda Baladweyne,iyo  Khasaarihii ka dhashay Camiliyadii Istishhaadiga oo sii korortay.
30,Safar 1433 24,01
,2012

Xili maanta Gudaha Magaaladda  Baldweyne  ay ka dhacday Camaliyad Istishaadi ah oo waxyeelo xoogan ugaystaya Ciidamadda Itoobiyanka  iyo kuwa DKM ayaa sida looga bartay Itoobiyaanku  markii dhibaato ay soo gaarto waxa  ay ku toogtayn   halkaasi  2 Ruux oo rad ah.........SiiAkhri.


Abuu Muscab oo Warbixiyay Qarixii ka dhacay magaalada Baladweyne. (Dhageyso)
29,Safar 1433 24,01
,2012

Afhayeenka dhinaca Ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab ayaa ka warbixiyay qarixii xooganaa ee Saakay aroortii lala beegsaday Saldhig Ciidamada Itoobiyaanka ay ku lahaayeen magaalada Baladweyne.........SiiAkhri.


Dagaalo  Xoogan oo Xalay gilgilay magaalada Muqdisho.
29,Safar 1433 24,01
,2012

Dagaaladii ugu xooganaa oo geystay khasaarooyin kala duwan ayaa habeenkii xalay ruxay magaalada Muqdisho kuwaasoo dhex maray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa shisheeyaha.........SiiAkhri.


Qarax Nafhurnimo ah oo ka dhacay magaalada Baladweyne.
29,Safar 1433 24,01
,2012

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee xarunta wilaayada Hiiraan ayaa xaqiijinaya goor dhaw in qarax xoogan oo ruux Naftii hure ah fuliyay uu kadhacay bartamaha Magaalada Baladweyne.. ........SiiAkhri.


Dowladda Ugandha oo qiratay in Askar looga dilay Muqdisho.
28,Safar 1433 23,01
,2012

Sadax askari oo midkood uu ahaa sarkaal ayaa Ciidamada Ugaandha kaga geeriyooday magaalada Muqdisho kadib markii dagaalo xoogan iyo duqayn madaafiic ah ay kala kulmeen........SiiAkhri.


Askar Ingiriis ah oo lagu dilay Koonfurta dalka Afghanistan.
28,Safar 1433 23,01
,2012

Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Ingiriiska ayaa shaacaka qaaday inay geeriyoodeen Seddex Askari oo ka tirsan Ciidamada ka jooga dalka Afghanistan kadib weerar ka dhacay Koonfurta dalka Afghanistan............SiiAkhri.


Dagaallo Culus oo ka dhacay Degmooyin ka tirsan Muqdisho.
28,Safar 1433 23,01
,2012

Dagaaladaan oo ahaa ku aad u xoogan ayaa xalay Ciidamada xarakada mujaahidiinta Al-shabaab waxa ay si yaabooyin kaladuwan Ugu qaadeen fariisimo yaal cidamada shisheeye iyo kuwa dowlada KMG ah ay kulahaayeen  Degmooyinka Kaaraan Dharkinley iyo xaafada xoosh............SiiAkhri.


Weerar ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabto iyo Qooqaani.
28,Safar 1433 23,01
,2012

Dagaallo iyo Qaraxyo  waxyeelo balaaran ay kasoogaartay ciidamada Dowlada Kenya ayaa maana lagula beegsaday in ta u dhexeysa deegaanada qooqaani iyo taabto ee Govbalka jubada hoose oo ay Kenya kusoo duushay............SiiAkhri.


Beesha Jareer weyne oo Beyco la gashay Wilaayada Shabeelaha dhexe.
28,Safar 1433 23,01
,2012

Kulan ballaaran oo gelinkii dambe ee maalintii shalay ka dhacay degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa Beesha Jareer weyne waxay ku shaacisay inay garab taagantahay dagaalka Jihaadka ee Soomaaliya............SiiAkhri.


Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo xaqiijisay inuu shahiiday Bilaal Al-Barjawi(Dhageyso)
27,Safar 1433 22,01
,2012

Shiikh Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali dheere Afhayeenka Guud ee xarakada mujaahidiinta Al-shabaab  oo lahadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay duqeyn diyaaradaha duuliya la’aanta ah  ee shisheeyaha ay ka geysteen inta udhexeysa deegaanka............SiiAkhri.


Shiikh Seyfullaah "gaalada Itoobiya waxay hoos u dhigeen nuurkii masaajidda iyo madaarista magaalada Baladweyne"(Dhageyso)
27,Safar 1433 22,01
,2012

Sheekh Seyfullaahi Al-qaasimi oo kamid ah Culimada Diinta Islaamka ee wilaayada Hiiraan oo si qoto dheer uga hadlay ujeedada duulaanka Amxaarada ayaa sheegay in waxa ay u yimaadeen ay tahay burburinta ku dhaqanka sharciga Allaah.............SiiAkhri.


Dagaalo xalay kadhacay Muqdisho.
27,Safar 1433 22,01
,2012

dagaalo xoogan oo udhaxeeya ciidamada mujaahidiinta wilaayada banaadir iyo kuwa dowladda kmg ayaa xalay kadhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan.............SiiAkhri.


Dowladda Ugandha oo ka Cabsi qabta Qaraxyo dalkeeda ka dhaca.
26,Safar 1433 21,01
,2012

Dalka Ugaandha oo ciidamo ay kajoogaan wadanka Soomaaliya ayaa Dadka kudhaqan waa ay wajahayaan xaalad adag oo dhinaca nolosha laxiriirta kadib markii wadanka ay hatreeyeen xaalad jaha wareer ah oo kusaabsan dhaqaalaha oo hoos udhacay..............SiiAkhri.


Meydadka iyo dhaawayo ka tirsan Ciidamada Shisheeye oo Maanta Muqdisho laga dhoofiyay.
26,Safar 1433 21,01
,2012

 Wararka lagu kalsoonyahay oo ilo wareedyo kala duwan ay kasoo xigatay idaacada islaamiga ah Alfurqaan ayaa xaqiijinaya in maanta diyaarad gaar ah oo aan lagaran halka laga leeyahay ay kasoo dagtay Garoonka Diyaaradaha .............SiiAkhri.


Xaaladda goobihii Shalay lagu dagaalamay ee Muqdisho oo degen.
26,Safar 1433 21,01
,2012

 Wararka ka imaanaya goobihii shalay ay ku dagaalameen xarakada mujaahidinta alshabaab iyo ciidama shisheeye ayaa sheegaya in xalaytolo madaafiic ayku garaaceen goobo kabaxsan halka lagu dagaalamay .............SiiAkhri.


Sheekh Abuu Muscab oo ka hadlay dagaalladii shalay Muqdisho ka dhacay. (Dhageyso)
26,Safar 1433 21,01
,2012

Iyadoo maalintii shalayto aheyd ey dagaalo qaraar eey ka dhaceen magaalada muqdisho ayaa dagaaladasi waxaa guulo weyn ka sheegtay xarakada mujaahidiinta Alshabaab ............SiiAkhri.


Waaliga Hiiraan oo kahadlay dagaaladii ugu danbeeyay ee lagu qaaday Ciidamada Itoobiya ee Baladweyne.
25,Safar 1433 20,01
,2012

Waaliga Hiiraan Shiikh Yuusuf Cali Ugaas oo waraysi gaar ah siiyay Idaacada islaamiga ah Alfurqaan  ayaa kahadlay howlgallo ciidamada wilaayada Hiiraan ay ka fuliyeen Magaaladda Baladweyne...........SiiAkhri.


Whagayso:Aqoonyahano dood xiiso badan oo kusaabsan Shidaalka laga Baarayo Putland.
25,Safar 1433 20,01
,2012

Aqoonyahanadan oo kukala sugan gudaha iyo dibadda  islamarkaana  xalay  kaqayb  galay  dood ku saabsan shidaalka maaamulka labaxay  puntland uu sheegay inuu kaqodayo gobolada uuu ka arimiyo  ayaa idilkoodba sheegay ...........SiiAkhri.


Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday magaalada Baladweyne.
25,Safar 1433 19,01
,2012

Qarax xoogan ayaa maanta bartamaha magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah...........SiiAkhri.


Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo Duqeyn ka geystay duleedka Kismaayo.
24,Safar 1433 19,01
,2012

Dayuuradaha dagaalka Kenya oo haweeney da'ah ku dilay tuulo hoos timaada Kismaanyo iyo maamulka magaalada Kismaanyo oo ka war bixiyay duqeyntaasi........SiiAkhri.


Ciidamada Wilaayada Galguduud oo dagaal kula wareegay Dhuusa-mareeb.
24,Safar 1433 19,01
,2012

Ciidamada Xarakada  Mujaahidiinta ee Wilaayada Galguduud ayaa Habeenkii Xalay dagaal ku qaaday  degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galguduud..........SiiAkhri.


Maktabka Warfaafinta XSHM oo soo bandhigay Sawirada iyo Macluumaadka Saraakiil Kenyaati ah.
24,Safar 1433 19,01
,2012

Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa soo bandhigay Sawirada iyo Macluumaadka Saraakiil Kenyaati ah oo dhawaan laga soo qafaashay deegaanka Gerille ee u dhow degmada Wajeer ee dhulka Soomaaliya ee xoogga ay ku heysato Dowladda Kenya..........SiiAkhri.


Dagaalo xalay kadhacay Muqdisho iyo Duleedka Baladwene.
23,Safar 1433 18,01
,2012

Weerarka oo aad loo qorsheeyay ayaa xalay kadhacay deegaanka  Farmo Jabaalay Galbeedka Magaalada Baladweyne xarunta wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan............SiiAkhri.


afhayeenka Gobalka Banaadir Cariig oo saaka kabadbaaday qarax miino oo dhulka dhigay gaarigiisa.
23,Safar 1433 18,01
,2012

Miinada Qaraxday  oo ahayd mid aad u xoogan ayaa saakay lala eegtay gaariga Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir ee dowlada KMG ah sida uu al-furqaan u xaqiijiyay Maxamed Cabdi Cariig afhayeenka maamulka Gobalka banaadir ............SiiAkhri.


Deegaanada Taabto iyo Qooqaani oo xalay lagu weeraray Ciidamada Kenya.
23,Safar 1433 18,01
,2012

Wararka naga soo gaaraya Deegaanada Taabti iyo Qooqaani ee wilaayada Jubooyinka ayaa kuwaramaya in habeenkii xalay ciidamada mujaahidiinta wilaayada Jubooyinka weerar dhowr jiha ah ay ............SiiAkhri.


Dagaal ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo.
22,Safar 1433 17,01
,2012

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Ciidamada Kenya ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo............SiiAkhri.


Dhaalibaan Pakistan oo beenisay in la dilay Xakiimullaahi Maxsuud.
22,Safar 1433 17,01
,2012

Afhayeen u hadlay Xarakada Islaamiga ah ee dhaalibaan Pakistan ayaa si rasmi ah u beenisay in la dilay Amiirkii guud ee Xarakada Sheykh Xakiimullaahi Maxsuud...........SiiAkhri.


Shirkado Ajaanib ah oo Shidaal baaris ka billaabay Dooxada Dharoor ee gobolka Bari.
22,Safar 1433 17,01
,2012

Ragaan oo kasocday shirkado shisheeya ah gaar ahaan shirkadaha African Oil  iyo Range Resources ayaa maanta si rasmi ah uguda galay in baaritaano Shidaal ay kabillaabaan deegaan lagu magacaabo dharoor oo katirsan Gobalka Bari.............SiiAkhri.


Dagaal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Baladweyne.
22,Safar 1433 17,01
,2012

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo kuwa Itoobiya ayaa habeenkii xalay ka dhacay magaalada Baladweyne............SiiAkhri.


Sheekh Cali dheere oo Shir Jaraa’id qabtay (Dhageyso)
22,Safar 1433 17,01
,2012

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali dheere ayaa shalay gelinkii dambe qabtay shir Jaraa’id oo uu kaga hadlayo Arrimo badan oo  ku saabsan Marxaladda Siyaasadeed ee dalka uu marayo.............SiiAkhri.


Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta lagu qarxiyay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
21,Safar 1433 16,01
,2012

Ugu yaraan saddax askari ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo degmada Luuq lagula beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo saarnaa gaari booyad ah.....SiiAkhri.


Ciidamada Shisheeye oo howlgalo miino baaris ah kasameeyay Muqdisho.
21,Safar 1433 16,01
,2012

Ciidamada shisheeye oo wata gaadiidka dagaalka qaar kamid ahna ay isticmaalayaan lukta ayaa maanta baaritaano kasameeyay Xaafado katirsan Degmada wardhiigley ee magaalada muqdisho .......SiiAkhri.


Kenya oo ku baaqday in lasii daayo maxaabiista looga haysto wadanka Soomaaliya.
21,Safar 1433 16,01
,2012

Kulamo aan loo kala kacin oo saacado qaatay ayaa labadii cisho ee lasoo dhaafay waxaa wada qaatay saraakiisha Dhinaca Ciidanka Qaabilsan iyo madaxda Wasaaradaha Amniga iyo Gaashaandhiga ee Dowladda Kenya.. ........SiiAkhri.


askar katirsan ciidamada Itoobiya oo kunafwaayay qaraxyo xalay lagula eegtay Baladweyne.
21,Safar 1433 16,01
,2012

Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku duulay Magaalada Baladweyn ayaa Xalay qeyb kamid ah Ciidamadaasi waxaa weerar xoogan oo qaraxyo ah loogu gaystay Xaafad kamid ah Xaafadaha Magaalada Baladweyne ee xarunta wilaayada islaamiga ah Hiiraan. ........SiiAkhri.


Bayaan:Xadaynta Qadarka Xawilaadda lacagta loo adeegsado Mobile-ka.
21,Safar 1433 16,01
,2012

Caalamka waxaa ka taagan musiibo dhaqaale oo aan aduunka hore usoo marin mid la mid ah, waxayna dhammaan dowladaha reer galbeedka iyo caalamka Islaamka intaba u saamaysay heerar kala duwan. ........SiiAkhri.


Saraakiisha Dooxada Shabele iyo ururka Ahlusuna oo kawarbixiyay Dagaal shalay Ciidankooda ku dhexmaray Duleedka Baladweyn
21,Safar 1433 16,01
,2012

Kadid Daagaalkii xooganaa ee shalay Gelinki Danbe ku dhexmaray duleedka magaalada Beledweyn Ciidamada maamulka Dooxada shabeele iyo Ururka labaxay Ahlusuna ayaa mas’uuliyiinta labada dhinac waxa ay uga hadleen siyaabooyin kala duwan........SiiAkhri.


Shiikh Taqyudiin oo kahadlay HIV/AIDS-Ka kubahaya W/Galbeed Soomaliya(Dhageyso)
21,Safar 1433 16,01
,2012

Xili dhawaan Hogaanka Gudiga la Dagaalanka AIDS-ka ee maamulka isku magacaabay Somaliland ay shaaciyeen bulshada halkaa kudhaqan in uu faro ba'an uu ku hayo  xannuunka halista ah ee HIV/AIDS-ka ayaa sheikh Taqyudiin. .......SiiAkhri.


Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Kenya oo sheegay in Khatar ay soo wajahday Nolashooda.
20,Safar 1433 15,01
,2012

Qorshaha Cusub iyo weerarada Tooska ah ee dhawaan gilgilay gobalka Dowladda Kenya ay xoogaga kaga haysto Soomaalida ee Waqooyi Bari ayaa sabab unoqday inay yaraadaan dhaqdhaqaaqa ........SiiAkhri.


Qarax Xoogan oo Saraakiil Itoobiyaan ah lagula beegsaday Baladweyne.
20,Safar 1433 15,01
,2012

Qarax xooggan oo giligilay xarunta xarun ay ku shirsanaayeen saraakiil Itoobiyaan ah iyo kuwa ka tirsan maamulka isku magacaabay Dooxada Shabeelle...........SiiAkhri.


Ciidamo kasoo goostay Axmed Madoobe oo ka warbixiyay sababta ay usoo goosteen.
20,Safar 1433 15,01
,2012

Askar gaaraysa 11 ruux oo kamid ah Ciidamadii Dowladda Kenya ay usoo tababartay Axmad Madoobe oo maalintii shalay isku soo dhiibay Maamulka islaamiga ah ee Dagmada Salagle ayaa kawarbixiyay xaaladaha sababta unoqday inay isaga soo tageen ..........SiiAkhri.


Booliiska Somaliland oo Xiray Teleshinka Horn Cable ee magaalada Hargeysa.
20,Safar 1433 15,01
,2012

Ciidamada Dowladda la baxday Somaliland ee aan weli helin waxa loogu yeero aqoonsi Caalmi ah ayaa la wareegay xarunta dhexe ee Tv-ga Madaxa Banaan ee Horn Cable oo ku taalla Magaalada hargeysa...........SiiAkhri.


Waaliga Gedo oo ka warbixiyay Xaaladihii ugu dambeeyay ee duullaanka lagu soo qaaday Wilaayada.
20,Safar 1433 15,01
,2012

Waaliga Wilaayada islaamiga ah ee gedo Sh-Cabaas Cabdulaahi Craxmaan oo wareysi gaar ah siiyay idaacada islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa kahadlay arimo dowr ah oo kaladuwan............SiiAkhri.


Tobon Askari  oo kasoo goosatay ciidamada Axmad Madoobe oo isku dhiibay Wilaayada Jubbooyinka.
19,Safar 1433 14,01
,2012

Ciidamo ku hubeysan hubka fudud sida Ak 47 iyo Dabajeex tiradooduna tahay 10 askari ayaa si rasmi ah isugu dhiibay maamulka wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka kuwaasoo kasoo goostay ciidamada uu hogaamiyo xmad Madoobe..............SiiAkhri.


Maamulka la baxay Dooxada Shabelle oo awaamiir kusoo rogay Wariyeyaasha Baladweyne.
19,Safar 1433 14,01
,2012

Kulan ay shalay maamulka dooxada Shabeelah la baxay War fidiyeenada kala qaateen magaallada Beledweyn ayaa ku idlaay is Af gara waa ka gadaal markii Sarkaal Maamulkaasi ka tirsanu ku wargeliyayay in aanay wareysa Karin Cid aan iayga ahan oo sheeganysa madaxnimo kuna sugan beledwene.............SiiAkhri.


Faahfaahin ku saabsan Wiilal Soomaaliyeed oo Ciidamada Kenya ay gubeen.
19,Safar 1433 14,01
,2012

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dhalinyaro soomaaliyeed oo Ciidamada Kney ay dab ku qbaadsiiyeen Deegaan ka tirsan dhulka Soomaalida ee Kenya xoogga ku haysato............SiiAkhri.


Itoobiya oo ku hamineysa in ay Ceelbuur iyo Ceelgaras ku duusho.
19,Safar 1433 14,01
,2012

Saraakiil Itoobiyaan ah 12 iyo 11 bishaan kowaad ee 2012-ka Magaalada Dhuuso mareeb ee Soomaaliya  kula shiray Ururka la baxay Ahlu sunna ee halkaas ka arimiya ayaa u sheegay in ay rabaan in ay duulaan ku tagaan magaalooyinka Ceelbuur iyo Ceelgaras ee Gobalka Gobalka galgaduud ka tirsan............SiiAkhri.


Alqaacidda Bilaadul Maqrib Al-islaami oo digniin u jeediyay Dowladaha France, Biritin, Holland iyo Sweden.
19,Safar 1433 14,01
,2012

Mujaahidiinta Alqaacidda ee dhulka Bilaadul Maqrib Al-islaami ayaa soo saaray Bayaan digniin ah oo ay ku sheegayaan Cawaaqib Xumida ka dhalan karta isku day walba oo lagu doonayo in xoog loogu sii daayo Maxaabiista kasoo jeeda Wadamada Yurubta oo gacanta ay ku hayaan............SiiAkhri.


Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hoobtay dagaal xooggan oo ka dhacay isgoyska Kalabeyrka ee gobolka Hiiraan.
18,Safar 1433 12,01
,2012

Ugu yaraan 26 Askari oo Itoobiyaan ah ayaa geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen dagaal aad u xooggan oo iyaga iyo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta   Al-Shabaab ku dhex maray isgoyska Kalabeyrka .......SiiAkhri.


Saraakiil Booliiska Kenya katirsan oo xalay lagu dilay Wajeer kuwa kalana raqdooda lawaayay.
18,Safar 1433 12,01
,2012

Maanta oo khamiis ah ayaa saraakiil katirsan Ciidamada Booliiska wadanka Kenya waxa ay xaqiijiyeen sadax askari oo katirsan ciidamadooda in lagu dilay weerar gaadmo ah oo dabley hubaysan ay kusoo qaadeen xero ciidan oo kutaala deegaanka Gerille oo kutaala .......SiiAkhri.


Kulan xasaasi ah oo madaxtooyada ku dhex maray safiirka Itoobiya iyo xildhibaano careysan.
18,Safar 1433 12,01
,2012

In ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka KMG ah ayaa kulna dood iyo Buuq dhaliyay la qaata safiirka Itoobiya u fadhiya madaxtooyada Cabdi Casiis Gurgure,iyagoona kala ........SiiAkhri.


Dalxa.“Buuqa ka dhex jira Baarlamaanka waa mu’aamarad ay soo abaabuleen ajaanib”
18,Safar 1433 12,01
,2012

Xildhibaan Maxamad Cumar Dalxa oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan isla markaana ka hadlay arimo badan oo ay kamid tahay is qabqabsiga iyo buuqa ka dhex jira Baarlamaanka ayaa sheega in dad shisheeye ah ay .........SiiAkhri.


Ganacsade caan ah oo lagu dhaawacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
18,Safar 1433 12,01
,2012

Ciidamada Soomaalida ah ee wehliya kuwa Itoobiya ayaa habeenkii xalay magaalada Baladweyne ku dhaawacay mid kamid ah ganacsatada qaadka oo lagu magacaabo Afyare Daahir Duuro.........SiiAkhri.


Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladda oo lagu dilay Dagmada Ceelwaaq.
18,Safar 1433 12,01
,2012

Laba sarkaal oo kawada Tirsanaa Ciidamada Dowladda KMG oo uu soo kala dhexgalay muran baahsan ayaa gacan kahadal uu ku dhexmaray Bartamaha Dagmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo.........SiiAkhri.


Xiisad ka taagan magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
17,Safar 1433 11,01
,2012

Xiisad xoogan oo u dhaxeysa Ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle iyo kuwa la baxay Ururka Ahlu Sunna ee taageerada ka helaya Dowladda Itoobiya ayaa ka taagan magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan........SiiAkhri.


Maxaabiista Muslimiinta ah ee ku xiran Xabsiga Guantanamo oo Cuntadii ka Soomay.
17,Safar 1433 11,01
,2012

Maxaabiista ku xiran Xabsiga Guantanamo Beey ayaa ku dhawaaqay Seddex Maalmood oo ay Cuntada ka soomayaan, Xilli Tobon Sano laga joogo markii Albaabada loo furay Xabsigaasi Sanadkii 2002-dii.........SiiAkhri.


Xoogagga Deegaanka Galgala oo Habeenkii Xalay Dagaal ku qaaday Duleedka Boosaaso.
17,Safar 1433 11,01
,2012

Xoogagga Deegaanka Galgala ayaa habeenkii Xalay dagaal ku qaaday Ciidamo ka tirsan Maamulka C/raxmaan Faroole oo ku sugnaa duleedka magaalada Boosaaso........SiiAkhri.


Qaar ka tirsan Culimada ku sugan Puntland oo billaabay qorshe ay isaga horkeenayaan Shacabka iyo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
17,Safar 1433 11,01
,2012

Qaar ka tirsan Culimada ku sugan Puntland oo billaabay qorshe ay isaga horkeenayaan Shacabka iyo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab........SiiAkhri.


Koox dhaqaatiir ah oo adeeg caafimaad u sameeyay dadkii ka barakacay magaalada Baladweyne.
16,Safar 1433 10,01
,2012

Dhaqaatiirtan oo ah rag madax banana ayaa waxaa abaabulay maktabka Caafimaadka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona maalmahanba hawlo caafimaad ka waday degmooyin iyo deegaano hoos yimaada wilaayada Hiiraan........SiiAkhri.


Dagaal Ciidamada Kenya Gawaari looga gubay oo ka dhacay Jubbooyinka.
16,Safar 1433 10,01
,2012

Dagaallo iyo Qaraxyo  waxyeelo balaaran ay kasoogaartay ciidamada Dowlada Kenya ayaa maana lagula beegsaday in ta u dhexeysa deegaanada qooqaani iyo taabto ee Govbalka jubada hoose oo ay Kenya kusoo duushay.......SiiAkhri.


Askari ka tirsanaa Ciidamada Mareykanka oo Maxkamad lasoo taagay, isagoo lagu eedeeyay inuu doonayay  ka mid noqashada Alshabaab.
16,Safar 1433 10,01
,2012

Askari horay uga tirsanaa Ciidamada Mareykanka ayaa Isniintii shalay aheyd lagu soo taagay Maxkamad, kadib markii lagu helay dambi ah inuu doonayay inuu ku biiro Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab, sida ay sheegtay Wasaarada Cadaalada Mareykanka........SiiAkhri.


Dagaal Culus oo Xalay Muqdisho ka dhacay.
16,Safar 1433 10,01
,2012

Dagaallo Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab  iyo kuwa Ciidamada Shisheeye ayaa xalay ka dhacay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.........SiiAkhri.


Faroole oo sheegay in dib loo celinayo dadka Koonfurta kasoo jeeda ee Puntland ku nool.
16,Safar 1433 10,01
,2012

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka la Magac baxay Puntland ee ee ka taliya gobalo Soomaaliya ka mid ah ayaa go’aamiyay in dakd aka soo jeeda Kofurta Soomaaliya laga saaro deegaanada Maamulkiisu Gacanta ku hayo...........SiiAkhri.


Ciidamo Kenyaati oo Gobolka Gedo lagu laayay.
16,Safar 1433 09,01
,2012

Askar ka tirsan ciidamada Kenya ayaa galabta lagu dilay deegaan ka tirsan Gobalka Gedo ee Soomaaliya halkaasoo ka mid ah Meelaaha Duulaanka gardarada ah Kenya Melaterigeedu ku joogaan...........SiiAkhri.


Sarkaal B.S.Ta katirsan oo xalay lagu dilay Muqdisho.
11,Safar 1433 05,01
,2012

Sarkaalka ladilay oo lagu magacaabi jiray Xuseen Warsame Diirshe oo loo yaqaan (Xuseen K) ayaa xalay kooxo hubaysan waxa ay kudileen Nawaaxiga isgoyska Baar ubax ee Magaalada Muqdisho..........SiiAkhri.


Dagaalo saaka kadhacay Magaalada Muqdisho.
11,Safar 1433 05,01
,2012

Dagaalka o ahaa mid aad uxoogan Magaalada Muqdisho iyo daafaheeduna laga maqlayay ayaa saaka ciidamada xarakada mujaahidiinta Al-shabaab waxa ay kuqaadeen fariisimaha Ciidamada Shisheeye Ugaandha iyo Burundi ay kuleeyihiin ..........SiiAkhri.


Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo bayaan ka soo saartay eedeyn kaga timid beesha leelkase.
11,Safar 1433 05,01
,2012

Xili warbaahinta qaar lagu baahiyey warar ka so baxay Beesha Leelkase oo ku aadanaa in Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay nka dambeeyeen dilkii loo geystay Dr.Sheekh Axmed Cabdiraxmaa...........SiiAkhri.


Nadwo Cinwaankeedu uu yahay Guusha Allaah waa ay dhawdahay ayaa caawa lagu qabtay masjid kuyaala Dagmada Lafoole. (Dhageyso)
10,Safar 1433 04,01
,2012

Nadwadaan oo socotay in kudhaw laba saac oo Xeriir ah ayaa caawa lagu qabtay Masjidka  Cumar albaqdaadi  ee kuyaala Dagmada Lafoole ee Wilaayada Shabeelaha Hoose...........SiiAkhri.


Sheekh Abuu Muscab oo ka warbixiyay dagaal ka dhacay gobolka Gedo. (Dhageyso)
10,Safar 1433 04,01
,2012

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka war bixiyay weerar kamiin ah oo ay ku qaadeen cutubyo ka tirsan ciidamada Kenya oo doonayay in ay kusoo dhawaadaan tuulada Faxfax-dhuun ee wilaayada Gedo...........SiiAkhri.


Xildhibaanada Baarlamanka oo Markale isku garaacay Xaruntooda Magaalada Muqdisho.
10,Safar 1433 04,01
,2012

Saaka ayaa xildhibaanada kasoo horjeeda Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaa ay ku balameen in kulan xasaasi ah ay kuyeesheen xarunta golaha Shacabka,iyagoo dhagaysanaya qudbado ay jeedinayaan raga musharaxiinta u ah  qabashada xilka Shariif Xasan...........SiiAkhri.


Shariif Sheekh Axmed “ Suurogal ma ahan in xilligan lagu dhaqmo Shareecada Islaamka”.
10,Safar 1433 04,01
,2012

Madaxweynaha dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmad oo 24-kii saac ee ugu dambeeyay la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in xilligan aanan la dabaqi Karin ku dhaqanka Shareecada Islaamka...........SiiAkhri.


Dagaallo iyo Qaraxyo Xalay ka dhacay Muqdisho.
10,Safar 1433 04,01
,2012

Maxamad Cabdullaahi Anatomy oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada Yurubta ayaa Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan uga war bixiyay maqaalad uu qoray dib lumaasi Itoobiyaan ah taasoo loogu hanjabay qabaa’ilka Soomaaliyeed qaarkood...........SiiAkhri.


Aqoonyahan faahfaahin ka bixiyay maqaal uu qoray diblumaasi Itoobiyaan ah, looguna hanjabay qaar kamid ah qabaa’ilka Soomaalida. (Dhageyso)
10,Safar 1433 04,01
,2012

Maxamad Cabdullaahi Anatomy oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada Yurubta ayaa Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan uga war bixiyay maqaalad uu qoray dib lumaasi Itoobiyaan ah taasoo loogu hanjabay qabaa’ilka Soomaaliyeed qaarkood...........SiiAkhri.


Warar dheeraad ah

Kaydka wararka

War subax

7:30am

War duhur

01:00pm
War habeen 07:00pm
Barnaamijka dhuuxa waraysiyada
26-01-2012 download
25-01-2012 download
24-01-2012 download
23-01-2012 download
22-01-2012 download
21-01-2012 download

Barnaamijka dhacdooyinka dunida Islaamka
27-01-2011 download
24-01-2011 download
14-01-2011 download
30-12-2011 download
23-12-2011 download

Barnaamijka Diiradda Jimcaha
27-01-2012 download
20-01-2012 download
06-01-2012 download
30-12-2011 download
23-12-2011 download
16-12-2011 download

 

Copy right © radioalfurqaan.com | All right Reserved.............