wararka

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose.

deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan.

Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*