wararka

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu kamid yahay barnaamijyada joogtada ah ee kabaxa Alfurqaan, waxaana lagu soo qaataa waraysi iyo falanqey xiiso badan.

5 comments

  1. Asc wan kufarax sanahay inan maqlo cawa idaacada mudo 2sbuc mamaqlin qadka waakamaqneden waxan jecla hadi webka xermo badalkisa inan helno shukran

  2. @Umujabir waxba kuma dhaafin labadaas usbuuc!

  3. Alxamdulilah welcome back Idaacada islamiga Alfurqaan Allah Idinxifdiyo Aamin

  4. Salaam calaykum aad baan ugu faraxsanahay dhuuxa waraysiyada oo ah barnaamij xiiso badan inaan din u maqalno. Allaha idinka abaal mariyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*