wararka

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu kamid yahay barnaamijyada habeen waliba kabaxa  Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa waraysiyo iyo falanqeyn xiiso badan.

2 comments

  1. cabdullahi cabdirahman Abu muxammad

    Asc dhamaan bahda reer Radio Alfurqaan sln kadib ugu horren Alle ayaa mahad oo idil iska leh Alxamdulillah bacdi xmdillah walaalayaa waad ku mahadsantihiin howlaha qiimaha badan aad umadda uheysaan rabbi haidin ka xifdiyo cadowga alle & cadow islamka , Allahuma Aamiin walaalayaa waxan idinka codsanyaa in barnaamijkaadka idacada aaad ka dhigtaan sidii horre mp3 ladejisan karo mahadsanidiin Jzakumullahu Kheyr Asc.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*