wararka

Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Soo Dhaweynta Ramadaan.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah, waxaana maanta lagu soo qaatay mowduuc qaali ah oo ku saabsan soo dhaweynta Ramadaanka.

Halkan Ka Dhageyso DIiradda Jimcaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*