wararka

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Yahay Sh/Nuur Mucallim C/raxmaan.

Diiradda Jimcaha waa todobaadle maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhiim ah oo markaasi taagan, iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh mowduucaas, waxaana maanta ka qeyb galay Sheekh Nuur Mucallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka.

Mowduuca barnaamija waa mid muhiimad gaar ah xambaarsan, waa QUR’AANKA IYO RAMADAANKA.

Halkan Ka DHageyso Diiradda Jimcaha 26 05 2017

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*