wararka

Dhageyso: Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Abuu Cubeyda oo Jeediyay Kalimad Cusub.

Amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa jeediyay kalimad maqal ah oo uu Umadda Islaamka gaar ahaan tan Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidul Adxaa.

Kalimadan oo la dhageysan karo 27 daqiiqo, waxay ka baxeysaa saddex Luuqaadood oo kala ah English, Soomaali iyo Sawaahili, wuxuuna Sheekhu ka hadlayaa arimo xasaasi ah oo ay kamid tahay duulaanka Toban sano jirsaday ee AMISOM ay ku joogto Soomaaliya iyo xasuuqyadii ugu dambeeyay ee Maraykanku ka geystay duleedka Jilib iyo deegaanka Bariire.

Halkaan Ka Dhageyso Kelimada Sheekh Abuu Cubeyda

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*