wararka

Dhagayso Xubinta Faa’iido 11.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.

Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen, wuxuuna kaga hadlayaa Sheeko dhexmartay Saxaabiga Khabaab binul Arat iyo Nabiga SCW.

Halkan ka dhagayso Qisadii Khabaab Ibnul Aarat.lite

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*