wararka

Filo Goordhow Barnaamij Gaar ah.(Dhagayso Goos-goos).

Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan waxay saacadaha soo socda baahin doontaa Barnaami gaar ah, kaas oo looga hadlayo qaabka Yahuuda ugu suuragshey iney la wareegaan dhulka Muslimiinta ee Filastiin.

Barnaamijkan oo ay ka qeybagalayaan Culimo, Hogaamiyaal iyo Aqoonyahano Islaami ah waxaan  ayaa la baahin doonnaa xilliyaduu uu soo geli jiray barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka,

Magaca Barnaamijka waxaa lagu magacaabaa ” Balanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas ee Balfoor”.

Halkan ka dhagayso Goos-gooska Barnaamijka Cusub.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*