wararka

Maraykanka oo Qudus U aqoonsaday Caasimada Yahuudda. (Dhagayso Falanqeyn)

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbad uu jeediyay wuxuu ku sheegay inuu u aqoonsaday magaalada Al-Qudus caasimadda rasmiga ah ee maamulka Yahuudda.

Donald Trump ayaa muujiyay in go’aankan uu ahaa qaanuun horay loo dejiyay, balse la waayay madaxweyne Maraykan ah oo ku dhiirada.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn la xiriita go’aanka Trump ee ku aadan magaalada Al-Qudus.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*