wararka

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 25-04-1439

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee kabaxa Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa arimaha caalamka Islaamka.

Intiisa badan waxaa barnaamijka maanta lagu soo qaatay dagaallo ka socoda dhulka Shaam, Yaman iyo Afqaanistaan, waxaa sidoo kale lagu  soo qaatay warbixin dheer oo ku saabsan buug laga qoray hab dhaqanka Donald Trump.

 

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 12-01-2018 Tayo Sare. 

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 12-01-2018 Tayo dhexe.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*