wararka

Khasaare Kala Duwan oo Dowladda Kasoo Gaaray Weerar Ka Dhacay Jasiira.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta weeraray askar ka tirsan ciidamada dowladda oo hawl gallo dhir jaris ah ka waday degaanka Jasiira ee gobolka Shabeelaha hoose.

Natiijada weerarkan ayaa noqotay sida tan:- waxaa dowladda laga dilay hal kaskari oo lagu magacaabi jiray Xassan Wiifow, hal gaari waa laga gubay iyadoo laga qaatay gaari kale sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda oo ku aadan dhacdadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*