wararka

Daawo Filim Cusub : Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay barnaamij muuqaal ah oo ku saabsan horumarka ka jira magaalada Jilib iyo deegaannada hoos yimaada.

Filimkan oo la daawan karo inkabadan 30 daqiiqo waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya horumarka dhanka wax soo saarka beeraha ee ka jira magaalada Jilib iyo deegaannada hoos yimaada oo katirsan gobollada Jubbooyinka.

Odoyaal dhaqan oo inbadan usoo joogay Jilib, Beeralay iyo dad xoogsato ah oo ka shaqeeya beeraha ayaa filimka kasoo muuqanaya, kuwaas oo ka sheekeynaya nolosha wanaagsan ee ay ku jiraan.

Inta badan dadka filimka kasoo muuqanaya waxay aad uga sheekeynayaan amniga iyo xasiloonida ay ku heleen maamulka ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*