wararka

Dhagayso+Daawo: Al-Kataa’ib oo baahisay Xalqada koowaad Silsilad Cajiib ah.

Waa xalqada koowaad ee silsilad  cajiib ah oo taxane noqon doonta, looguna magacdaray “ qofkii qof ku dayanayow, ku dayo dadka dhintay”, waxayna silsiladan ku biireysaa  ku filimaanta taxanaha ah ee ay baahiso mu’assasada warbaahineed ee Al-kataa’ib, oo ku hadasha Afka xarakat Al-Shabaab Al-mujaahidiin.

Horudhaca juzka koowad ee silsiladan waxaa lagu soo bandhigayaa muuqaallada culimo caamiliin ah sidaan u rajeyneyno, iyo hogaamiyaal daacad u ahaa umadooda, oo Allaah la kulmay iyagoo ku sugan wadada toosan, waxaana ragaas oo aad u farabadan laga xusi karaa Amiirul mu’miniin Mullaa Cumar Mujaahid raximahullaah, Imaamka mujadidka ah Sheykh Usaama bin Laadin taqabalahullaah, Amiirka xikmadda badan Sheekh Abuu basiir Naasir Al-wuxeyshi Taqbalahulllaa, Al-callaama Dr Cumar Cabdi-raxmaan raximahullaah, Sheykh Cabdalla Cazzaam taqbalahullaah, Shaciidu-dacwa Al-Sheykh Anwar Al-cowlaqi iyo rag kale oo aad u farabadan.

Silsiladan oo ah mid ka duwan silsiladaha kale ee ay baahiso Al-kataa’ib ayaa ka dhigan towjiihaad dhaxal gal ah oo ay jeedinayeen rug cadaayaal hogaamiyaal ah oo si dhow ugu dhex noolaaday mujaahidiinta, waxaana iyagoo ka dhimbil qaadanaya nusuusta sharciga ah, kaashanaya waaya aragnimadooda ay mujaahidiinta iyo guud ahaan muslimiinta siinayaan talooyin muhiim ah oo ugu kaalmeynaya ku sugnaanshaha masiirada Jihaadka oo aad mid aad u dheer.

Juzka koowaad ee taxanahan waxaa loogu magacdaray cudur daar malihid, waxaana jeedinaya Al-Sheykh Cabdalla Cazzaam, wuxuuna ka hadlayaa dadka iyagoo ku mar marsiyoonaya khaladaad dhacay ka tagay JIhaadka iyo halganka.

Halkna ka dhagayso warbixin ku aadan Xalqada koowaad ee Al-Kataa’ib ay baahisay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*