wararka

Hay’adda Al-Ixsaan Oo Raashiin ka qeybisay Wilaayada Shabeellaha-Hoose.(Sawirro)

Hay’adda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa raashiin u qeybisay kudhwaad 100 qoys oo masaakiin ah, kuwaas oo ku nool degmada Kuunya-barrow ee gobolka Shabeellaha hoose.

Raashiinka la qeybiyay oo ka koobnaa Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyo Timir ayaa loogu talagalay in dadka masaakiinta ah ka dhigtaan Afurka bisha Ramadaan.

Qoysaska Raashiinka loo qeybiyay ayaa aad ugu faraxsanaa deeqdan kasoo gaartay Al-Ixsaan, waxaana ay Mujaahidiinta Alle uga baryeen inuu guuleeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*