wararka

Author Archives: admin

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.   Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 17-05-2016 Read More »

Qarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee Turkiga.

Sida la sheegay Afar Ruux ayaa ku dhaawacantay Qaraxa, waxaana sidoo kale jira waxyeelo soo gaartay dhowr baabuur oo goobta marayay xilliga uu Qaraxu dhacayay. Saraakiisha Amaanka Xukuumadda Turkiga ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana la baarayaa Kaamirooyinka ku dhegan hareeraha wadooyinka si loo aqoonsado ragga Qaraxan dhigay wajiyadooda. Kooxo Kurdiyiin ah oo doonaya iney gooni u go’aan ... Read More »

Dowro Diini Ah oo Sh/hoose Loogu Qabtay Xerta Axkaamleyda.{Dhagaysi+Sawiro}

Tababar diini ah oo socday muddo ku dhow laba bilood ayaa degaan hoos yimaada degmada Baraawe loogu soo gabagabeeyay xer ah oo ku xiran Sheekh Axmad Kuulaale. Dhagayso Sh axmad kuulaale Maktabka dacwada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u qaabilsan Baraawe iyo degaanada hoos yimaada ayaa gacan weyn ka geystay dowradan, iyadoo gunaanadkeeda ay ka qeyb galeen qaar kamid ah culimada ... Read More »

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf Oo Ka Hadlay Mowduuc Muhim Ah (Dhageyso)

Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa muxaadaro aad u qiimo badan ka jeediyay mid kamid ah masaajidda gobolka Sh/hoose, isagoo ka hadlay mowduuc muhim ah dadka muslimiinta ee xilligan nool. Sheekhu waxa uu ku dheeraaday ka hadalka khatarta ay leedahay aduunyada oo la isku dhibo iyo aakhiro oo la hilmaamo, wuxuu soo bandhigay nusuus ... Read More »