wararka

Author Archives: cusmaan

Dhageyso CIA Iyo Sida Ay Uga Kalluumeysato Qalabka Electaronic-ga.

Aaladaha casriga ah ee Electaronic-ga,  waxay qeyb ka noqdeen nolosha bulshada, taasoo keentay in sirdoonadu kusoo dhex dhuuntaan, oo ay xogo ka raadsadaan. Iyadoo taa la ogyahay, ayaa waxaa jirta xogo muhim ah oo ay soo bandhigayaan aqoonyahanada iyo war bixin ay bishan daabacday Wikilekis islamarkaana soo bandhigeysa habab hor leh oo ka duwan qaabkii hore ee ay CIA-du wax uga basaasi ... Read More »

Daawo Vedio+Sawirro: Tartanka Macaahidda Beelaha.

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay idiin soo gudbineysaa muuqaal ka tarjumayo horumarka wax barasho ee ka jira wilaayaadka islaamiga ah, gaar ahaan macaahidda ay furteen beelaha. Beelaha oo waagii hore ku tartami jiray colaada dhexdooda ah, ayaa haatan ku tartamaya wax barashada, waxaana barnaamijkan laga dheehan karayaa baratan qiimo badan oo ku qiiro galinaya. Tartankan ayaa waxaa ka qeyb ... Read More »

Sawirro+Dhageysi: Mas’uuliyiin Ka Qeyb Galay Munaasabad Dowro Loogu Soo Xiray Salaadiin Soomaaliyeed.

Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay dowro diini ah oo muddo dhowr todobaad u socotay 24 kamid ah salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, ayaa usbuucan ka dhacday gobolka Sh/hoose. Mas’uuliyiin, culimaa’udiin, salaadiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo suugaan ka tarjumeysa xaaladda wadanka iyo dowrka salaadiinta qabaa’ilka. Sheekh Xuseyn Cali Fiidow oo ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada Read More »

Daawo Vedio+Sawirro: Al-Ixsaan Iyo Daryeelka Bulshada (Qeybta 4-aad)

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa soo saaray barnaamij muuqaal ah oo ay ka diyaarisay mashruuc caafimaad oo ay wilaayaadka islaamiga ah ka fulisay hey’adda  samafalka ee Al-ixsaan. Mashruucan oo ah daweynta xanuunada indhaha ayaa waxaa ka faa’iideystay dad fara badan oo isugu jira caruur, dhallinyaro iyo waayeel, waxaana sida muuqaalka laga dheehanayo dadka loo sameeyay, baaris casri ah, qalliino ... Read More »

Degdeg: Afhayeenka Boliska Ee Uganda Oo La Dilay.

Afhayeenka ciidamada Boliska dowladda Uganda ayaa wax yar ka hor lagu dilay meel u dhow magaalada Kambala ee caasimadda dalkaasi, kadib markii lagu rasaaseeyay gaari uu saarnaa. Afhayeenka oo lagu magacaabi jiray Felix Kawesi ayaa waxaa la geeriyooday waardiyihiisii iyo darawalkiisii, waxaana xusid mudan in halka ay toogashada ka dhacday ay 100 tallaabo u jirto gurigiisa. Xogta horudhaca ah ee la ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada, waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhiim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada Read More »