wararka

Author Archives: cusmaan

Ciidamo Kenyaati Ah Oo Lagu Weeraray Nawaaxiga Raas-kambooni.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Kenyaan ah, kuwaas oo marayay meel u dhow degaanka Raas-kambooni. Weerarka oo dhacay duhurnimadii maanta ayaa waxay wararka horudhaca ah ee laga helayo sheegayaan in Kenyaatiga laga gubay hal gaari, iyadoo dhacdadaasi kadibna uu dhacay dagaal fool-kafool ah oo aan illaa iyo hadda ... Read More »

Sawirro+Dhageysi: Gurmad Xawli Ah Oo Ay Mujaahidiintu Ka Wadaan Mudug.

Maamulka islaamiga Mudug ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa wada gurmad xawli ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, xilli dhibaatooyinka dadka saameeyay kuwooda ugu adag ay kamid tahay biyo la’aan. Wilaayada ayaa u dhaqaaqday sidii ay biyo u gaarsiin lahayd dhammaan dhulka ay maamusho, iyadoo adeegsanaysa boouado, iyo gawaari waaweyn oo TM-yo ah sida laga dheehan karo sawirrada, waxaana ... Read More »

Sawirro: Salaad Roob Doon Ah Oo Laga Tukaday Sh/hoose.

Salaad roob doon ah ayaa laga tukaday degaan ka tirsan Sh/hoose, xilli ay abaari ka jirto gayiga Soomaaliya, waxaana dadku ay Allaah ka baryeen inuu abaarta, aaran ugu bedelo. Dhawaan ayay ahayd markii uu Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku baaqay in salaad roob doon ah la tukado, isagoo dadka muslimiinta ah dareensiiyay inaaney deeqda Allaah xilli ku xirnayn, bale ay ... Read More »

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay abaaraha ka jira wadanka iyadoo sidoo kale lagu soo gudbiyay macluumaadyo la xiriira hawlo gurmad ah oo ka socda gobolada ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa lagu soo qaaatay waraysi lala yeeshay Sh/Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo ay ka qeyb galeen culimo iyo indheer garad. Halkan Ka Dhageyso ... Read More »

In Ka Badan 20 Xubnood Oo DF Laga Dilay Doorashadii Farmaajo Kadib. (Warbixin)

Tan iyo markii 08-02-2017 xilka madaxweynaha DF loo doortay Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, xilligaasoo laga joogo 30 maalmood ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay in ka badan labaatan weerar oo lagu dilay mas’uuliyiin, saraakiil iyo askar ka tirsan DF. February13, 2017  oo ku aadan afar maalmood uun kadib doorashadiisii ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay oday dhaqameed wax kasoo xulay xildhibaanada ... Read More »

Sawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee Sh/hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Wada Dhulka Abaartu Ku Dhufatay.

Iyadoo sannadihii ugu dambeeyay ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waday hawlo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, ayaa waxaa jirta in ay haatan sii laba jibaartay hawlahaas maadaama jiilaalku saameyn adag ku yeeshay dadka gaar ahaan reer miyiga. Maamulada islaamiga ah iyo hey’adda Al-ixsaan ee Mujaahidiinta Ayaa wada gurmadyo mideysan, waqtiyada qaarna kala gaar ah, si wax looga qabto dhibaatada bulshada ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. 120110_001     Read More »