wararka

Author Archives: guuleed

Jamaacaadka Jihaadiga Maali oo gaaray midnimo buuxda.

Jamaacaadka Jihaadiga ee ka howlgala dalka Maali ayaa gaaray midnimo buuxda, waxaana ay yeesheen hal hogaan, iyagoona beyco la galay hogaanka sare ee Alqaacida. Muuqaal kooban oo ay baahisay mu’assaso cusub oo loogu magac daray Al-Zallaaqa ayaa waxaa kasoo muuqday madaxda Jamaacaadka Ansaaru-diin, Imaarada Mandiqadda Saxaraha, iyo Jamaacada Al-Muraabidhuun, kuwaas oo isgarab fadhiya, islamarkaana akhrinaya bayaanka midnimada. Jamaacaadkan waxay ku ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa  xaaladaha dhabta ah ee ka jira caalamka Islaamka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 03-03-2017 Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu kamid yahay barnaamijyada joogtada ah ee kabaxa warbaahinta Islaamiga ah ee Alfurqaan, waxaana lagu soo qaataa waraysiyo, warbixino iyo xaaladihii ugu dambeeyay dalka. Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 02 03 2017 Read More »

Dhageyso:Beelaha Jareerweyne oo ka hadlay Hoggaanka ay yeelatay Dowladda.

Qabaa’ilada iyo waxgaradka ka hadlaya isbadaladii ka dhacay Muqdisho ayaa wali taagan, iyagoo iska fogeynaya inay wax la wadaagaan Dowladda Farmaajo oo ay u arkaan inaysan waxba ka duwanayn Tii Xasan Sheekh. Xasan Nuur Sabtow iyo Maxamed Mayow oo labadaba katirsan Beesha Jareerweyne ayaa wadaagay Falanqeyn ay qabatay Idaacadda Alfurqaan oo loga hadlay Jareer weyne sida ay u arkaan isbadaladii ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu kamid yahay barnaamijyada joogtada ah ee kabaxa warbaahinta Islaamiga ah ee Alfurqaan, waxaana lagu soo qaataa waraysiyo, warbixino iyo xaaladihii ugu dambeeyay dalka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 01-03-2017.lite Read More »

Saakow oo ku tilaabsatay Horumar Ganacsi.(Maqal+Sawiro)

Magaalada Saakow oo dhacda gobalka jubada dhexe ayaa sanadihii lasoo dhaafay ku tilaabsatay horumar dhanka waxbarashada iyo ganacsiga ah. Madaaris badan oo ay wax ku bartaan haween iyo rag ayaa ka furan Magaalada. xaafadaha Magaalada ayaa lagaliyay biyo laga keenay wabiga,waxaana Magaalada kusoo badanaya shirkado bixiya adeegyo muhiim u ah Bulshada oo loo baahnaa. Maalintii talaadada xaflad la qabtay ayaa ... Read More »