wararka

Author Archives: guuleed

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA.

Barnaamijka Dhuuxa oo habeenka sabtida marka laga tago habeenada kale ka baxa idaacada Alfurqaan waxaa Caawa lagu soo qaatay qodobo kala duwan ee kala deg linkiga hoose. Halkan Kala Deg Dhuuxa Wareysiyada 26 12 2016. Read More »

Dhageyso:Puntland oo ugoodisay Ciidamadeeda Sababo Ku Aadan Weerarada Alshabaab.

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari waxaa ku batay weerarada ka dhanka ah saraakiisha Puntland ee ka imaanaya xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Sadax ruux oo katirsan maamulka Puntland ayaa laba todobaad gudahooda lagu dilay Boosaaso lamana hayo raggii dilalkaa gaystay. Xaalada Maamulka Cabdiwali Gaas ayaa meel xun maraysa, waxaana maamulku umuuqdaa carada uu uqabo xarakada alshabaab inuu kala dul dhacayo ciidamadiisa. ... Read More »

Wariye Jamaal muxuu ku sifeeyay Doorashada Soomaliya.?(Maqal)

Wariye Jamaal Muxumed Cismaan oo ka howlgala Tv-ha chanel 4 Dalka Britain ayaa wax laga weydiiyay doorashooyinka dalka Soomaaliya iyo caqabadaha ku xeeran. Jamaal waxa uu sheegay waxa dhacaya in doorasho aanan lagu sheegi Karin oo ay yihiin xulasho. Xulashada socota ayuu sheegay qudheeda inaysan xalaal ahayn oo lacago adag wax lagu xulanayo. Wadamada buunbuuniyaa dimuqraadiyada ayuu sheegay in dadkoodu aysan ... Read More »

DHAGEYSO DHUUXA WAREYSIYADA.

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 25 12 2016. Read More »

Iiraan: Xalab waa difaaca koowaad ee kacdoonka Iiraan.

Dowladda Shiicada ah ee Iiraan oo kumanan dagaalyahanno ah ay ka joogaan dalka Suuriya kuwaas oo ka garab dagaalamaya ciidamada Ruushka iyo kuwa Nidaamka Bashaar Al-Asad ayaa ku faaneysa barakicinta ay ku heyso Muslimiinta Ahlu sunnaha ah. Hogaamiyaha guud ee ciidanka kacaanka Iiraan ninka lagu magacaabo Muxamed Cali Jacfari ayaa si cad u sheegay in dagaalka ka dhacay magaalada Xalab ... Read More »

DHAGEYSO DHUUXA WAREYSIYADA.

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 24 12 2016. Read More »