wararka

Author Archives: guuleed

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 22 03 2017 Read More »

Xarunta Baarlamaanka Ingiriiska oo la weeraray.

Qof kaxeyay Gaari ayaa jiiray kudhowaad 5 Ruux oo marayya buundo u dhow xarunta baarlamaanka Ingiriiska uu ku leeyahay magaalad London ee caasimadda wadankaas. Qofka Gaariga kaxeynayay ayaa jiiray derbiga xarunta Baarlamaanka, waxaana lagu soo waramayaa inuu dilay hal ruux, isagoona dhaawacay tiro intaas kabadan. Qofkan weerarka fuliyay oo adeegsanaya Mindi ayaa sidoo kale dhaawacay Askari Booliis ah oo ku ... Read More »

Dowladda Maraykanka oo mamnuucday in Qalabyada Electroniga lala raaco diyaaradaha ku wajahan dalkeeda.

Maraykanka oo wajahay dagaal furan oo Amni ah ugana imaanaya Jamaacada Jihaadiga ee Al-Qaacida ayaa soo saaray go’aan uu isleeyahay waxaad ku yarayn kartaa qatarta kaaga imaan karta Muslimiinta Mujaahidiinta ah. Go’aan kasoo baxay dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay inaanan diyaaradaha kusoo wajahan dalkeeda, kana imaanaya dalal katirsan Muslimiinta aan lala soo raaci Karin qalabyada Electroniga iyo korontada, islamarkaana dadku ... Read More »

Qaraxyo iyo Dagaallo ka dhacay gobollada Shabeellooyinka.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dagaallo iyo howlgallo Qaraxyo ah ay ka dhaceen gobollada Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo u dhexeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Shisheeye. Haddii aan ku hormarno gobolka Shabeellaha hoose, waxaa dagaal qaraar uu dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Shisheeyaha. Ciidamada Shisheeye oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday deegaanno u dhexeeya Qoryoolay iyo Jannaale ayaa ... Read More »

Weerar Nafhurnimo oo ka dhacay Muqdisho iyo Shabaabul Mujaahidiin oo sheegtay.

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa islamarkaana uu kaxeynayay Nafhure katirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku qarxay bar kontorool oo ay ku sugnaayeen Saraakiil iyo ciidamo katirsan PS-ta dowladda federaalka. Qaraxa oo ahaa mid si aad ah looga maqlay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Naftii huraha wuxuu ku guuleystay inuu ka gudbo Kontroollo dhowr ah, isagoona gaaray hadafkiisa, waxaana markas ... Read More »

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose. deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan. Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay. Read More »

Boqorka Kuweyt oo Booqasho ku tagay dalka Turkiga.

Madaxweynaha dowladda Kuwyeyt Sabaax Axmed Al-Sabaax ayaa booqasho rasmi ah wuxuu ku yimid dalka Turkiga, kadib markii cazuumaad uu ka helay dhigiisa Turkiga. Al-Sabaax ayaa caasimadda dalka Turkiga Ankara wuxuu kula kulmay madaxweynaha dalkaas Rajab Dhayib Ordogan iyo madax kale oo katirsan mas’uuliyiinta dalkaas. Labada madaxweyne waxay kawada hadleen xiriirka labada dal, iyo sidii ay u yeelan lahaayeen cilaaqaad diblumaasiyadeed ... Read More »