wararka

Author Archives: guuleed

Sarkaal Filastiini ah oo ku dhintay Xabsiyada Nidaamka Masar.

Warbaahinta Filastiiniyiinta ayaa qoraya warar sheegaya in Sarkaal katirsanaa booliiska Filastiin uu ku dhintay xabsi ku yaala dalka Masar oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku jiray. Sarkaalka dhintay waxaa lagu magacaabaa Wasiim, waxaana uu katirsanaa Booliiska dalka gumeysiga ku jira ee Filastiin. Sida uu xaqiijiyay wiil la dhashay ninkan, waxaa Wasiim saddex maalmood kahor laga qabtay magaalada Al-Qaahira oo tobankii ... Read More »

Dhagayso: Xukun Toogasho ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamiga ee Wilaayada Shabeellaha hoose ayaa xukun Xaddu Ridda ah waxya ku fulisay mid kamid ah Odoyaashii soo xulay baaralamaanka maamul Koonfur Galbeed ee uu madaxda ka yaahy Shariif Sakiin. Fagaare weyn oo ku yaala degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayna isugu soo baxeen tobanaan Ruux oo kamid ah dadka deegaanka ayaa waxaa Xukun dil ... Read More »

Dagaal Qarax iyo Dil Caawa Ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Caawa weerar ku qaaday wasaarada gaashaandhiga Magaalada Muqdisho oo fariisin u ah Ciidamada Milatariga Dowladda. Dagaalka oo socday 20 daqiiqo ayaa Hubka la is weedaarsaday  si weyn looga maqlayay qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho. Qoriga RBG rasaas ka dhacday ayuu dagaalka ku bilowday, waxaana xigay xabado ay is dhaafsadeen Ciidamada Alshabaab iyo kuwa ... Read More »

Mujaahidiinta Shaam oo dagaallo adag ka wada magaalada  Caasimadda ah ee Dimishiq.

Dagaallo adag oo aadna u xoogan ayaa tan iyo shalay waxay ka soconayaan magaalada Dimshiq ee caasimadda dalka Suuriya, kuwaas oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta Suuriya iyo kuwa Nidaamka Mujrimka Bashaar Al-Asad. Dagaalkan oo ay horboodeyso hay’adda Taxriiru-Shaam ayna ka qeyb galayaan jamaacaad kale oo ka howlgala gobolka Dimishiq, ayaa xoogiisa waxa uu ka soconayaa xaafadda Jowbar ee magaalada Dimishiq. ... Read More »

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa

Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada Caawa waxaa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin falanqeyn ku aadan ujeedka socdaalka Uhuro ee Dhoobley,Gudiga Gurmadka oo raashin ka qeybiyay Galgaduud iyo qodobo kale. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 19 03 2017.   Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada, waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhiim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 18 03 2017. Read More »