wararka

Author Archives: guuleed

Sawirro: Soomaali ku dhamaatay duqeyn ka dhacday dalka Yaman.

Diyaaradaha dowladaha Carabta ee duqeymaha kawada dalka Yaman ayaa duqeeyey doon ay saarnaayeen inkabadan 100 Ruux oo u badnaa dad Soomaali ah kuwaas oo ka tagay dalka Yaman kuna sii jeeday dalka Suudaan. Dadka la duqeeyay oo ahaa Qaxooti  Soomaali oo watay aqoonsiga hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Qaxootiga ayaa saarnaa doon yar, waxaana gantaal ku dhuftay diyaarad nooca ... Read More »

Dhimashada weerarkii Maraykanku ku qaaday Masjid ku yaala Suuriya oo korortay.(Sawirro+Bayaan)

Habeennimadii Jimcaha ay soo galeysay ayaa diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka waxay duqeyn cadowtooyo ku qaaday masjid ay ku tuknayaan boqolaal Ruux oo Muslimiin ah, kuwaas oo gudanaya waajibka salaadda Cishaha. Sida ay sheegeen  dad Goobjoogayaal ah waxay diyaaradda oo oo saacado dul heehaabeysay deegaanka ay Afar Saaruukh oo kala daran ku dhuftay dhismaha Masjidka, kaas oo gebi ahaanba burburay ... Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay DF (Maqal+Sawiro)

Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH. Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhidibada u aastay Markaz loogu magac daray Al-hidaaya taariikhdu markey ahayd 15 kii bishii rabiicul awal  1438 Hijiriga. Ahmiyada Machadka loo furay ayaa ah in ... Read More »

Sarkaal Itoobiyaan ah oo is dilay.!!

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Sarkaal katirsan ciidamada Itoobiya oo ku sugnaa degmadaas uu is toogtay. Sarkaalka is toogtay ayaa la sheegay in sababta ka dambeysa inuu is dilo ay ahayd kadib markii loo diiday Fasax uu ku doonayay inuu ku aado dalkiisa. Falalka noocan oo kale ah ayaa joogta ah ciidamada Shisheeyaha dhexdooda ... Read More »

Al-Shabaab oo Xalay gudaha u galay degmada Afgooye.

  Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay gudaha u galeen degamda Afgooye oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan dowladda federaalka. Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen saldhigyo ciidamada dowladda ay ku suganyihiin oo ku yaala degmada Afgooye. Wararka waxay intaas ku darayaan in Mujaahidiinta ay la wareegayaan saldhigyo ay ku ... Read More »