wararka

Author Archives: Axmad

Shil Gaari oo khasaare dhaliyay oo ka dhacay dalka Iiraan.

Wararka ka imaanaya dalka Iiraan ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay dalkaas saacadihii lasoo dhaafay uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Shilkan Gaari ayaa ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Mash-had iyo Naysaabuur ee dalka Iiraan, waxaana isku dhacay gawaari kor u dhaafaya 100. Saraakiil katirsan wasaaradda gaadiidka xukuumadda Iiraan ayaa xaqiijiyay in  shilkan ay ku ... Read More »

Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay.

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Xassan Cali Kheyre ayaa goordhow wuxuu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo Siyaasiinta iyo Baarlamaanku wada sugayeen. Wasiirada  ayaa ka kooban illaa iyo 27 wasiir iyo Wasiir ku xigeen, waxaana u badan Siyaasiyiin saaxiibo la ah Farmaajo. Xaflad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ayaa looga dhawaaqay Wasiirada. Read More »

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan Al-Kheyriyah oo Raashiin ka qeybisay deegaanka Deymaay.

Hay’adda Kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gurmad raashiin ah waxay la gaartay dadka Muslimiinta ee Abaarta saameysay kuna dhaqan deegaanka Deymaay oo hoostaga degmada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga Shabeellaha hoose. Raashiinka la qeybiyay oo isugu jira Bur, Bariis, Sokor iyo Saliid ayaa waxaa dadka loo geeyay ka muuqqatay baahida weyn ee ay u qabaan Gurmadka la gaarsiiyay. Sida ay noo sheegeen ... Read More »

Inkabadna 10 Ruux oo ka kooban hal Qoys oo ku dhintay dalka Ciraaq.

Diyaaradaha Taxaalufka ay hogaamiso dowladda Maraykanka ayaa duqeymo cashwaa’i ah oo aan loo meel dayin waxay ka wadaan magaalada dulman ee Muusil oo dhowr bilood oo xiriir ah la kulmeysa weeraro iyo duqeymo uga imaanaya Rawaafidda iyo Isbaheysiga Reer Galbeedka. Duqeymaha ayaa joogta ka ah magaalada, waxaana mar waliba ka dhasha istish-haadka tobaneeyo Ruux. Duqeyntii ugu dambeysay ugana naxdinta badneyd ... Read More »

Sawirro:Howlo Gurmad ah oo si habsami leh uga socoda Gobolka Galgaduud.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee wilaayada  Islaamiga ee Galgaduud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weli wada u gurmashada dadka Abaaraha ay saameeyeen ee ku dhaqan deegaannada iyo degmooyinka Galgaduud ay ka maamulaan Mujaahidiinta. Saacadihii lasoo dhaafay waxay Wilaayadu gurmad Raashiin qeybin ah ka sameysay deegaanno dhaca nawaaxiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dadka ka faa’ideystay Raashiin qeybintan waxay gaarayaan 230 Ruux ... Read More »

Madaxweynaha Kenya oo si dhuumaalaysi ah ku yimid Jubbooyinka.

Uhuru Kenyatta oo ah madaxweynaha dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay wuxuu booqasho ugu yimid ciidamadiisa duulaanka ku jooga dalka Soomaaliya oo wajahaya xaalad adag oo dhan kasta ah. Imaanshaha Kenyatta oo aan horey loo sii shaacin islamarkaana la qarinayay sabbo la xiriira cabsi laga qabo in Madaxweynuhu la kulmo weeraro uga yimaada dhanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu kula kulmay ... Read More »

Ruushka ooo Ciidamo geeyay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya.

Sida ay sheegayaan Saraakiil katirsan dowladda Maraykanka iyo maamulka Masaarida, waxaa dowladda Ruushka ay ciidamo keentay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya. Ciidamadan ayaa ku sugan saldhig dhanka hawada ah oo ay leedahay dowladda Masar, kuna yaala xuduud beenaadka Liibiya iyo Masar. Hadafa ciidamadan ayaa loo maleynayaa taageerida dagaal Ooge Khaliifa Xaftar oo guul darooyin ay kasoo gaarayaan dagaalka ka socoda ... Read More »

Sawirro: Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo dib u furtay mashruucii Faanoole.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku jirta dagaal caalami ah oo looga soo horjeedo Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ayaa dhanka kale waxay Wilaayaadka Islaamiga ka wadaa mashaariic iyo howlo ay ku diirsadeen dadka Soomaaliyeed. Markii ugu horeysay 27 sano kadib, waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku guuleystay iney dib u furto mashruucii caanka ahaa ee Faanoole, kaas oo ah mashruuc weyn islamarkaana ... Read More »

Maraykanka oo shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aadan Hay’adda Taxriiru-Shaam.

Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadashey hay’adda Taxriiru-Shaam oo ah Jamaaco ay ku mideysanyihiin kooxo ka jihaada dalka Suuriya, islamarkaana bilo kahor lagu dhawaaqay. Bayaan kasoo baxay wakiilka Maraykanka u qaabilsan dalka Suuriya Michel Ranti ayaa lagu sheegay in hay’adda Taxriiru-Shaam ay tahay koox Argagxiso ah, islamarkaana xubin ka ah Ururuka Al-Qaacida. Bayaanka oo ku qornaa Luuqadda ... Read More »