wararka

Author Archives: Axmad

Dadka ku dhintay Dhul gariirka Talyaaniga kudhuftay oo sii kordhay.

Boqolaal Ruux oo Talyaani ah ayaa ku dhintay Dhul gariir weyn oo ku dhuftay bartamaha dalka Talyaaniga maalintii Arbacada, waxaana ku barakacay kumanaan Ruux oo haatan hooy la’aan ah. Hay’adda Difaaca Madaniga ee Talyaaniga ayaa xaqijisay in dhimashadu gaartay 250 Ruux, halka ay jiraan dhaawacyo farabadan, waxaana intaas dheer barakaca Kumanaan Ruux oo haatan ah kuwa Guryo la’aan ah. Hay’adda ... Read More »

Sirdoonka Dowladda Iiraan oo Xabsiga u taxaabay Mas’uul sare oo katirsan dowladda.

Warbixinno xasaasi ah oo ay baahiyeen qaar katirsan Webstiyo ka ag dhow Sirdoonka Iiraan ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Sarkaal sare oo katirsan gudiga qaabilsan Hubka Nuclearka kadib markii lagu helay fal Jaajuusnimo ah. Mas’uulka la xiray waxaa lagu magacaabaa Cabdi Rasuul Asfahaani, waxaana uu kamid ahaa wafdigii dowladda Iiraan uga qayb galay wadahadaladii Nucelarka, waxaana lagu tiriyaa inuu ... Read More »

Wiil Muslim ah oo weerar ka geystay dalka Maraykanka.

Todobaadkan aynu ku jirno billowgiisa ayaa wiil dhalinyaro Muslim ah waxa uu weerar ku qaaday Muwaadiniin Maraykan ah isagoo adeegsanaya Mindi. Wiilka weerarka fuliyay oo Maraykan Muslim ah ayaa da’diisa waxaa lagu sheegay 20 sano, waxaana uu muday Nin iyo Haweeney iyadoo mid kamid ah dhaawacyadaas uu yahay mid halis ah, islamarkaana markiiba loola cararay Cisbitaallada. Wiilka ayaa markii uu ... Read More »

Ruushka oo wali wada xasuuqa ka dhanka ah Reer Suuriya.

Dowladda Ruushka oo dagaal furan kaga jirta dalka Suuriya ayaa wada gumaad bahalnimo ah oo aan loo meel dayin kaas oo ay kula kacayso Shacabka muslimka ah ee dalkaas, waxaana maalin kasta Reer Shaam sagootiyaan dad Shuhado ah. Maalintii shalay oo Isniin ahayd waxaa diyaaradaha Ruushku duqeymo ka geysteen xaafadaha magaalada Xalab iyo deegaanno dhaca baadiyaha Dimishiq, waxaana ku shahiiday ... Read More »

Daawo: Qaybta labaad ee Fariimaha Gaagaaban oo uu jeedinayo Sheekh Ayman.

Kalimad ciwaan looga dhigay ha kala tagina, islamarkaana kamid ah silsiladaha fariimo gaaban oo ku socoda umadda Islaamka uuna jeedinayo Hogaamiyaha guud ee Mujaahidiinta Alqaacida Sheeekh Ayman Adh-dhawaahiri ayay goordhow baahisay mu’assaada As-saxaab. Kalimadan oo ah maqal iyo muuqaal islamarkaana soconeysa kudhowaad 6 daqiqo ayuu Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri waxa uu ka hadlay dhibaatada ay leedahay kala taga, isagoona ku taliyay ... Read More »

Al-Qaacida oo ku guuleystay in ay soo furato gabdhihii uu dhalay Sheekh Ayman ee dowladda Pakistaan u xirnaa.

Sida ay baahiyeen Ilo lagu kalsoonaan karo oo ka ag dhow Mujaahidiinta Al-Qaacida waxaa xabsiga laga sii daayay Gabdho uu dhalay Sheekh Ayman Adh-dhawaahiri kuwaas oo u xirnaa dowladda Paakistaan ee bah wadaagta la ah dowladda Maraykanka. Gabdhaha xirnaa oo ahaa saddex ayaa labo kamid ah oo lagu magacaabo Umeyma iyo Faadima waxaa dhalay Sheekh Ayman, halka gabadha sadexaad uu ... Read More »

Weerar ka dhacay dalka Turkiga oo khasaare geystay.

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa ku waramaya in waaberigii maanta oo khamiis ah weerar xoogan oo loo adeegsaday Gaari miineysan uu ka dhacay mid kamid ah magaalooyinka ay ku badanyihiin dadka Turkida ah oo ku taalla gudaha dalkaas. Qaraxa oo ahaa mid xoogan islamarkaana loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Xarun Booliis oo ku ... Read More »

Dhagayso Warka Subaxnimo.

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Islaamiga ah waxaa lagu soo qaatay dhacdooyinka Caalamka  iyo kuwa dalka. Si aad u hesho hadba waxa cusub la soco wararka iyo Barnaamijyada Idaacadda  Al-Furqaan. Halkan ka dhagayso War Subax 18 08 2016.lite Read More »