wararka

Author Archives: Axmad

Trump oo xilka ka qaaday Wasiirad ka hort timid amar uu bixiyay.

Madaxweynaha cunsuriga Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan soo saaray qaraar uu kaga mamnuucay muwaadiniinta kasoo jeeda todobo dowladood oo katirsan Caalamka Islaamka iney soo galaan dalka Maraykanka, ayaa waxaa go’aankaas aad uga hor yimid mas’uuliyiin katirsan dowladda Maraykanka. Haweeneyda ku magacaaban wasiirada Cadaalada ee dowladda Maraykanka Sally ayaa sheegtay in go’aanka lagu mamnuucay iney dalka Maraykanka soo galaan dad Muslimiin ... Read More »

Masjid ku yaala dalka Maraykanka oo la gubay.

Maraykanka waxaa kusoo badanaya tallaabooyinka Islaam nacaybka ah oo ay qaadayaan dadka Cunsuriyiinta ah ee ku nool dalkaas, kadib markii falalkaas ay u heleen sharci wixii ka dambeeyay markii talada Maraykanka uu la wareegay Donald Trump. Dhacdadii ugu dambeysay ee muujineysa cadaawada loo qabo Muslimiinta waxay ahayd in masjid ku yaala dalka Maraykanka dab lagu daaray, taas oo keentay in ... Read More »

Jamaacad Jihaadi ah oo ku midoobay dalka Suuriya.(Akhriso Bayaan)

Wararka ka imaanaya dhulka barakeysan ee Shaam ayaa ku waramaya in Jamaacaaad katirsan kooxaha ka dagaalama dalka Suuriya ay gaareen midnimo buuxda, kadib  markii ay arkeen halka ay mareyso saaxada Suuriya. Bayaan saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay baraha Telegramka ee taageera Jamaacaadka JIhaadiga ayaa lagu sheegay in Jamaacaadka Jabhadda Fatxu-Shaam, Ansaaru-diin, Jayshu-Sunnaha, Xarakat Nuuru-Diin Zanki, iyo Liwaa’ul Xaq, waxaana Jamaacaadkan ... Read More »

Jubooyinka waxaa ka hirgalay Amarkii lagu mamnuucay ka ganacsiga Ugaarta.(Sawiro)

Maamulka islaamiga ah ee jubooyinka ayaa horay ugu dhawaaqay inay mamnuuc tahay ka ganacsiga iyo ugaarsiga xayawaanaatka duur joogta ah. Amarkaasi ayaa haatan umuuqda inuu ka dhaqan galay gobalada Jubooyinka oo inta badan shabaabku maamulaan. Haatan waxay wilaayadu xanaaneysaa libaaxyo yar yar oo laga dhigay dad doonayay in si sharci daro ah kaga ganacsadaan. Dhanka kale wilaayada waxaa laga dareemayaa horumar ... Read More »

Dhagayso Warka Duhurnimo.

Warka Duhurnimo ee Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaatay wararkii ugu dambeeyay dalka iyo dibadda, si gaar ah weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho. Halkan ka dhagayso War duhur 25 01 2017 Read More »

Qarax labaad oo laga maqlay Muqdisho, iyo Al-Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxyada.

Waxaa weli soconaya dagaal xooogan oo ka socoda hotel Dayax oo ku yaala wadada Makka Al-Mukarama, kaas oo ay weerareen Inqimaasiyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Goordhow waxaa la maqlay Qarax culus oo aad u ruxay dhimsyaasha ku yaala nawaaxiga hotelka, waxaana uu noqonayaa Qarixii labaad ee ka dhaca hotelka. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraradan, waxaana la aaminsanyahay in ... Read More »

DEG-DEG: Qarax xoogan oo ruxay Muqdisho, iyo Rag hubeysan oo hotel ka dhex dagaalamaya.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax aad u culus oo u muuqda inuu ahaa mid Nafhurnimo ah lagu weeraray mid kamid ah hotellada ugu caansan magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa Idaaacadda Alfurqaan u sheegay in gaari weyn oo laga soo buuxiyay walxo qarxa islamarkaana Naftii hore uu kaxeynayay uu beegsaday hotel Dayax oo ... Read More »