wararka

Author Archives: Axmad

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 24 05 2016 Read More »

Dhagayso:Dadka soomaaliyeed yaa metela?

Dalka soomaaliya waxaa ka jira Mmamaulo kala duwan oo badankood shisheeyaha ku daaban kana shaqeynaya danihiisa. Aqoon yahan Axmed Cabdi-kariin oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in maamulada danaha shisheeye ka shaqeynaya aanay soomaalida Mas’uul ka ahayn taa bedelkeedana ay soomaalida mas’uul ka yihiin Mujaahidintu. Asigoo warkiisa sii watta wuxuu tilmaamay in maamulka federaalka iyo kuwa ... Read More »

Beeralayda Soomaaliya oo shaqo ku howlan.

Dad badan ayaa dhulkooda ka tahriibay oo aaday dalal shisheeye waxaana qaarkood ku dhintaan meelo ka sokeeya halkii ay u socdeen. Kuwo kale ayay dhici kartaa in xabsiyo la dhigo halka qaarka ay u suura gasho halkii ay rabeen in ay si nabad ah ku tagaana ay xeryo qaxooti iyo meelo la mid ah galaan. Taa bedelkeeda waxaa jira dad ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 23-05-2016 Read More »

Ma liibaanayaasha lagu liibaanay oo lala hadlay.(Dhagayso)

Hogaamiyaasha Maamul gobaleedyada iyo saraakiisha kale ka dhigan hogaamiye kooxeedyadu waxay ku adeegtaan wiilal soomaaliyeed kuwaasoo uu danihiisa ku gaaro iyagoo geesta kale wiilashaasu shaqeynaya shisheeyaha dalka ku soo duulay. Kii dhinta ubadkiisu daryeel ma helo kii kalena ee dagaalada ku naafooba na ma helo daryeel waxaana lagu soo dhex tuuraa qoyskiisi oo laga yaabo in waa hore ay kala ... Read More »

Xeerka Xasan Sheekh ansixiyay iyo sida Baarlamaanku u arkaan.(Warbixin+Waraysi)

Xasan Sheekh Madaxweynaha waqtigiisu sii idlaanayo ayaa sheegay in uu meel mariyay xeer markii hore qorshuhu ahaa in baarlamaanku ansixiyaan oo la xariira darooshada soo socata. Xasan ayaa qaatay go’aan u muuqda in uu la wareegay awooddii baarlamaanka waxaanuu sheegay in aan loo fadhi doonin ciddii xeerkaan ka soo horjeedda. Waxyaabaha xildhibaanadu diidan yihiin waxaa ka mid ah in la ... Read More »

Camaliyad Istish-haadi ah oo lagu laayay Ciidamo Mareykan ah oo ku sugnaa Afqaanistaan.

Sida lagu daabacay Webka Imaarada Islaamiga ah ay ku leedahay barta Internetka, waxaa camaliyad Istish-haadi ah oo aad u xoog badneyd lala eegtay kolonyo katirsan Ciidamada gumeysiga Mareykanka ee dalka Afqaanistaan ku duulay sanadkii 2001. Weerarka Istish-haadiga ah oo uu fuliyay mid kamid ah guutada Istish-haadiyiinta ee Imaarada ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Qalcatu Nasruu oo hoos tagta degmada ... Read More »