wararka

Author Archives: Axmad

Dowladda Maraykanka oo shaacisay in Ruushka ay kala qeyb geli doonto duqeymaha ay ka wado Suuriya.

Maamullka madxweynaha cusub ee dowladda Maraykanka Donald Trump ayaa muujiyaya iney diyaar u yihiin in dowladda Ruushka ay kala qeyb galaan duqeymaha ay ka wado dalka Suuriya, kuwaas oo lagu xasuuqyo dadka shacabka Muslimiinta ee aan waxba galabsan. Afhayeenka cusub ee Aqalka Cad Shon Spair ayaa sheegay in maamulka Trump uu diyaar u yahay inuu iskaashi dhanka fulinta duqeymaha Suuriya ... Read More »

Donald Trump oo ku hanjabay inuu baaba’in doono Islaamka!!

Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa kalimaadkii ugu horeeyay ee uu jeediyay tan iyo markii uu la wareegay hogaaminta Maraykanka, wuxuu hanjabaad cad ugu diray dadka Muslimiinta ah oo uu ku tilmaamay Argagaxiso. Kalimad uu ka hor jeediyay 400 Ruux oo kamid ah shaqaalaha Sirdoonka CIA-da ayuu Tramp ballan qaaday inuu ka takhalusi doono Islaamka Argagaxisida ah, islamarkaana ... Read More »

Jabhadda Fatxu-Shaam oo war kasoo saartay duqeyn dowladda Maraykanku ka fulisay dalka Suuriya.

Bayaan ku qoran luuqadda Carabiga oo kasoo baxay Jabhadda Fatxu-Shaam ayaa looga hadlay duqeyn dhawaan dowladda Maraykanka ay ka fulisay Mucaskar ay leeyihiin Mujaahidiinta oo ku yaala baadiyaha galbeed ee gobolka Xalab. Maalintii daraad oo khamiis ahayd kuna beegneyd 21 Rabiicu-Thaani ayaa diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka waxay duqeysay Mucaskarka oo ahaa mid lagu tababaro dhalinyarada cusub ee kusoo biireysa ... Read More »

 kudhowaad boqol Askari oo lagu dilay, iyo Jamaacada Al-Muraaabiduun oo sheegatay mas’uuliyadda.

Wararka naga soo gaaraya dalka Maali ayaa ku waramaya in weerar xoogan oo ahaa camaliyada Nafhurnimo ah lagu qaaday xero ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda Maali iyo malleeshiyaad maxalli ah oo taageersan xukuumadda. Xerada la weeraray ayaa ku taalla ayaa magaalada Gaaw ee dhacda wuqooyiga Maali, waxaana Naftii hure katirsan Mujaahidiinta oo kaxeynayay gaari laga soo buuxiyay ... Read More »

Ciidamada Yahuudda oo weerar ku qaaday deegaan katirsan dhulka ay xooga ku heystaan.

Wararka ka imaanaya dhulka Filastiin ee Yahuuddu xooga ku heystaan ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Booliiska Yahuudda ay saaka weerar ku qaadeen deegaan ay deganyihiin dadka Muslimiinta ee Filastiiniyiinta ah. Kumanaan Askari oo katirsan Booliiska ayaa waaberigii hore ee maanta waxay go’doon adag kusoo rogeen magaalada Umul Xeyraan ee gobolka Al-Naqab, iyagoona isku dayay iney xoog ku galaan. Sida ay ... Read More »

Imaarada Islaamiga ah oo dhulka soo dhigtay diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka.

Wararka ka imaanaya dalka Afqaanistaan ayaa sheegaya in ciidamada Imaarada Islaamiga ah ay ku guuleysteen iney dhulka soo dhigaan diyaarad nooca basaaska ah oo ay leedahay dowladda Maraykanka. Barta Internetka ee majallada Al-Sumuud ayaa lagu xaqiijiyay in ciidamo katirsan Mujaahidiinta ay beegsadeen diyaaradan oo dul heehaabeysay mandiqad ay ku suganyihiin Ciidamada Mujaahidiinta oo ku taalla degmada Batii-koot ee gobolka Nanjahaar. ... Read More »

Dowladda Maraykanka oo xabsiga Guwantanamo kasii deysay Toban Maxbuus.

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadka yahay ee dalka Maraykanka Brack Obama ayaa doonaya in inta badan maxaabiista ku xiran xabsiga Guwantanamo uu ka saaro, islamarkaana uu ku wareejiyo dalal kale. Maalmo yar un kadib oo ay ka harsantahay in Donald Trump la wareego xilka madaxtinimada Maraykanka ayuu Brack Obama wuxuu xabsiga Guwantanamo kasii daayay Toban ruux oo kamid ahaa Maxaabiista ku xiran ... Read More »