wararka

Author Archives: Axmad

Diblumaasiyiin Maraykan ah oo ka hor yimid amar kasoo baxay Donalad Trump.

Dhawaan madaxweynaha cunsuriga dalka Maraykanka Donald Trump wuxuu soo saaray amar uu kaga mamnuucay muwaadiniin kasoo jeeda todobo dal oo Islaam ah iney soo galaan dalka Maraykanka mudo saddex bilood ah , waxaana amarkaas si aad ah uga hor yimid diblumaasiyiin Ameerikaan ah. Diblumaasiyiintan ka hor yimid amarka Trump oo ka shaqeeya wasaaradda arimaha dibadda Maraykanka kana howlgalo dalal Islaam ... Read More »

Xarakada Al-Shabaab oo baahisay sawirrada weerarkii Kulbiyow.

Idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Andalus ayaa baahisay sawirro muujinaya weerarkii maalintii Jimcaha guutada Saalax Nabhaan ay ku qaaday saldhig ciidamada Kenya ku lahaayeen duleedka deegaanka Kulbiyow ee gobollada Jubbooyinka. Sawirrada oo aad u farabadan ayaa muujinaya sida uu ku billowday dagaalka, Ciidamada Mujaahidiinta oo u daadanaya dhufeysada ciidamada Kenyaatiga. Waxaa sidoo kale Sawirrada lagu arkayaa maydadka ... Read More »

Trump oo xilka ka qaaday Wasiirad ka hort timid amar uu bixiyay.

Madaxweynaha cunsuriga Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan soo saaray qaraar uu kaga mamnuucay muwaadiniinta kasoo jeeda todobo dowladood oo katirsan Caalamka Islaamka iney soo galaan dalka Maraykanka, ayaa waxaa go’aankaas aad uga hor yimid mas’uuliyiin katirsan dowladda Maraykanka. Haweeneyda ku magacaaban wasiirada Cadaalada ee dowladda Maraykanka Sally ayaa sheegtay in go’aanka lagu mamnuucay iney dalka Maraykanka soo galaan dad Muslimiin ... Read More »

Masjid ku yaala dalka Maraykanka oo la gubay.

Maraykanka waxaa kusoo badanaya tallaabooyinka Islaam nacaybka ah oo ay qaadayaan dadka Cunsuriyiinta ah ee ku nool dalkaas, kadib markii falalkaas ay u heleen sharci wixii ka dambeeyay markii talada Maraykanka uu la wareegay Donald Trump. Dhacdadii ugu dambeysay ee muujineysa cadaawada loo qabo Muslimiinta waxay ahayd in masjid ku yaala dalka Maraykanka dab lagu daaray, taas oo keentay in ... Read More »

Jamaacad Jihaadi ah oo ku midoobay dalka Suuriya.(Akhriso Bayaan)

Wararka ka imaanaya dhulka barakeysan ee Shaam ayaa ku waramaya in Jamaacaaad katirsan kooxaha ka dagaalama dalka Suuriya ay gaareen midnimo buuxda, kadib  markii ay arkeen halka ay mareyso saaxada Suuriya. Bayaan saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay baraha Telegramka ee taageera Jamaacaadka JIhaadiga ayaa lagu sheegay in Jamaacaadka Jabhadda Fatxu-Shaam, Ansaaru-diin, Jayshu-Sunnaha, Xarakat Nuuru-Diin Zanki, iyo Liwaa’ul Xaq, waxaana Jamaacaadkan ... Read More »

Jubooyinka waxaa ka hirgalay Amarkii lagu mamnuucay ka ganacsiga Ugaarta.(Sawiro)

Maamulka islaamiga ah ee jubooyinka ayaa horay ugu dhawaaqay inay mamnuuc tahay ka ganacsiga iyo ugaarsiga xayawaanaatka duur joogta ah. Amarkaasi ayaa haatan umuuqda inuu ka dhaqan galay gobalada Jubooyinka oo inta badan shabaabku maamulaan. Haatan waxay wilaayadu xanaaneysaa libaaxyo yar yar oo laga dhigay dad doonayay in si sharci daro ah kaga ganacsadaan. Dhanka kale wilaayada waxaa laga dareemayaa horumar ... Read More »