wararka

Wararka Gudaha

Sidee loo soo celi karaa qabkii gumeysi diidka iyo qaymihii soomaalida?

Soomaaliya waxaa karaama riday siyaasiyiin ku daaban shisheeyaha oo daneystayaal ah waxaana meesha ka baxay qabkii ay lahayd ee gumeysi diidka ahaa welow ay jiraan dad badan oo weli aan ogolaan in heeryada shisheeye lagu tiiriyo. Aqoon yahan Suldaan Maxamed Garyare oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in Soomaalidu ahaa jirtay dad sharaf iyo qaymo leh ... Read More »

Saraakiishii hore sidee u arkaan askartii laanta buuro lagu laayay?

Habeen hore Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxay weerar ku qaaday ciidamo ka tirsanaa dowladda federaalka ah kuwaasoo ku sugnaa deegaanka laanta buuro ee hoos taga degmada afgooye waxaanay shaacisay halkaa ay ku dhishay 73 ka mid ahaa. Waxay soo bandhigtay sawiro muujinaya sagaal gaari iyo hub ay dagaalka kufuratay tasoo ka marqaati kacday in jab xoog leh la gaarsiiyay dowladda federaalka ... Read More »

Alshabaab oo soo bandhigay Gawaari ay ku qabsadeen Dagaalkii Laanta Buurr.(Sawiro iyo Dhageysi)

Xarakada Mujaahdiinta Alshabaab ayaa soo bandhigta hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii xalay ka dhacay dhacay deegaanka laanta buuro ee Gobalka shabeelaha hoose. gaadiidkaas ayaa u badan nooca geereeya ee soomaalidu cabdi bile u taqaan laguna rakibo qoryaha waa weyn ee dagaaalka. hubka wuxuu u badan yahay gentaalaha garbaha laga geno kaasoo markii hore loo qorsheeyay in ... Read More »

Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada

uxaDhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 21 03 2016.lite Read More »

Dagaal Lagu Qabsaday 9 Gawaari oo Ka Dhacay Laanta Buure.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee wilaayada islaamiga ah shabeelaha Hoose ayaa xalay qaaday guluf dagaal oo ka dhan ah Ciidamada Dowladda. Dagaal xoog leh oo ka dhacay Laanta Buure ayaa dhaliyay qasaaro xoogan oo soo gaaray ciidamada Dowladda. Saraakiil katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiinta ayaa warbaahinta usheegay in dagaalkii xalay ay ku qabsadeen sagaal gaari oo todobo  kamid ah ay saarnaayeen qoriga ... Read More »

Dhageyso:Xasuuqii shabeelaha hoose Uganda ka geeysatay oo laga hadlay.

Habeen hore ciidamada Uganda ayaa shan ruux ku dilay nawaaxiga deegaanka Jeerrow ee Gobalka shabeelaha hoose. Sadax ka mid ah waxay la socdeen gaari homey ah kuwaasoo gaarigii ay la socdeen rasaas ugandheysku oodda uga qaadeen laba kalena waxaa la sheegay meel aan halkaa ka fogeyn in ay ku dileen. Dadkaan ayaa dhamaantood shacab ahaa waxaana bulshada deegaanku sheegayaan in ... Read More »

Dhageyso:Shaqooyinka xaaraanta ah ee qurbaha.

Marka la joogo yurub iyo maraykan shaqooyinka heerka sareeya looma ogola dadka muslimiint ah hadii ay dhacdo in qofku shaqo helana waxay u badan tahay in aanuu lacag xalaal ah qaadan sababtoo ah waxaa laga shaqeeyaa mararka qaar meelo qamriga iyo hilibka qaansiirku badeecada la gedayo ka mid yihiin. Kuwa tagsiyada kaxeeya ayina waxay qaadaan rag iyo dumar ku kacaya wax ... Read More »

Maxaa astaamo u ah dal madax banaan?(Maqal)

Madaxda Dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul gobaleedyadu waxay ku doodaan in Soomaaliya ay xortahay halka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo dadka kale ee Soomaaliyeed kana caafimaad qaba shisheeye raacnimadu si cad u sheegaan in dalka la haysto. Aqoon yahan Cabdulaahi Cali Hiirad oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah Alfurqaan ayaa ka hadlay astaamaha lagu garan karo wadan xor ah amaba ... Read More »