wararka

Wararka Gudaha

AlQAACIDA oo ku baaqday in loo aargudo Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan.

Faracyada Alqaacida ee Jaziiradda carabta iyo Maqribul Islaam ayaa soo saaray bayaan taczi ah oo ku saabsan geerida Sheekha caalimka ahaa ee Dr Cumar Cabdi Raxmaan Raximahullaah. Bayaankan oo ku qoran luuqadda Carabiga islamarkaana si wadaji ah uga soo baxay mu’assasaadka Andalus iyo Al-Malaaxim ayaa umadda islaamka siday u dhantahay gaar ahaan ahalka Sheekha waxaa looga tacziyeeyay geeridii naxdinta badneyd ... Read More »

Maxamad Yarow oo Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. (Sawir)

Maxamad Yarow Ibraahiim oo ka tirsanaa maamulka Shariif Xassan ayaa isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo sheegay inuu Allaah uga towbad keenay kamid ahaanshihiisii maamulkaasi. Wuxuu sheegay inuu muddo ku sugnaa magaalada Baydhabo islamarkaana uu kusoo arkay ciidamo Itoobiyaan ah oo dadka muslimiinta ah ku amar taagleynaya, taasna ay kamid tahay wax yaabaha uu u dul-qaadan waayay. Sidoo kale waxa ... Read More »

Beeralayda degmada salagle oo horumar ku tilaabsaday(Codad+Sawiro)

Bulshada ku dhaqan magalada salagle ee gobalka jubada hoose ayaa sanadkii u dambeeyay muujiyay dadaal balaaran oo la xariira dhanka wax soo saarka. Beero hor leh ayaa la falay iyadoo kuwa horay u shaqeynayayna howshooda lagu sii dadaalay waxaan la arkayaa rag iyo dumar ku howlan wax tacbashada. Galeyda ayaa xiligaan aad loo beerayaa waxaana dadka shaqadaan wada ka mid ... Read More »

Waa kuma Sheekh Cumar C/Raxman oo ku geeriyooday dalka Maraykanka.

Kudhowaad sodon sano oo xarig ah kadib, waxaa la shaaciyay istish-haadka Sheekha caalimka ah Cumar Cabdi Raxmaan, kaas oo u xirnaa dowladda Maraykanka. Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan oo ah caalim muslim kana soo jeeda dalka Masar, ayaa waxaa dowladda Maraykanka ay xabsiga u taxaabtay sanadkii 1993 kadib markii ay ku eedeysay inuu ku lug lahaa qaraxyo xilligaas ka dhacay magaalada ... Read More »