wararka

Wararka Gudaha

Qaraxyo iyo Dagaallo ka dhacay gobollada Shabeellooyinka.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dagaallo iyo howlgallo Qaraxyo ah ay ka dhaceen gobollada Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo u dhexeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Shisheeye. Haddii aan ku hormarno gobolka Shabeellaha hoose, waxaa dagaal qaraar uu dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Shisheeyaha. Ciidamada Shisheeye oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday deegaanno u dhexeeya Qoryoolay iyo Jannaale ayaa ... Read More »

Weerar Nafhurnimo oo ka dhacay Muqdisho iyo Shabaabul Mujaahidiin oo sheegtay.

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa islamarkaana uu kaxeynayay Nafhure katirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku qarxay bar kontorool oo ay ku sugnaayeen Saraakiil iyo ciidamo katirsan PS-ta dowladda federaalka. Qaraxa oo ahaa mid si aad ah looga maqlay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Naftii huraha wuxuu ku guuleystay inuu ka gudbo Kontroollo dhowr ah, isagoona gaaray hadafkiisa, waxaana markas ... Read More »

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose. deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan. Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay. Read More »

Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay.

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Xassan Cali Kheyre ayaa goordhow wuxuu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo Siyaasiinta iyo Baarlamaanku wada sugayeen. Wasiirada  ayaa ka kooban illaa iyo 27 wasiir iyo Wasiir ku xigeen, waxaana u badan Siyaasiyiin saaxiibo la ah Farmaajo. Xaflad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ayaa looga dhawaaqay Wasiirada. Read More »

Dhagayso: Xukun Toogasho ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamiga ee Wilaayada Shabeellaha hoose ayaa xukun Xaddu Ridda ah waxya ku fulisay mid kamid ah Odoyaashii soo xulay baaralamaanka maamul Koonfur Galbeed ee uu madaxda ka yaahy Shariif Sakiin. Fagaare weyn oo ku yaala degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayna isugu soo baxeen tobanaan Ruux oo kamid ah dadka deegaanka ayaa waxaa Xukun dil ... Read More »