wararka

Wararka Gudaha

Dagaal culus oo ka dhacay Deegaanka Buurane ee Shabeelaha Dhexe.

wararka naga soo gaaraya gobalka shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in dagaal xoog leh uu xalay ka qarxay deegaan katirsan gobalka shabeelaha dhexe. ciidamada Alshabaab oo adeegsanaya gawaarida dagaalka ayaa udaatay saldhig ciidamada Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Buurane oo hoostaga magaalada Mahadaay ee shabeelaha dhexe. dagaalka xalay ayaa ku soo aaday xili ciidamada Burundi ay yihiin kuwa niyad jabsan ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 16 01 2017. Read More »

Dhageyso:falanqeyn ku aadan weerarkii Ceelcade oo sanad laga joogo.

ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa 15 bishii koowaad sanadkii 2016-kii waxa ay weerareen saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin magaalada Ceelcade ee gobalka Gedo. Haatan weerarkaasi waxaa laga joogaa hal sano walina Kenya kama aysan hadlin qasaaraha ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii Ceelcade. Hadaba falan qeyn ku aadan sida uu udhacay weerarkaasi iyo Kenya waxay kaga dhignayd qasaaraha soo gaaray ciidamada Kenya ... Read More »