wararka

Wararka Dibada

Sarkaal sare oo Iiraani ah oo lagu dilay dalka Suuriya.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in sarkaal sare oo katirsan dowladda Iiraan lagu dilay dagaallada ka socoda dalka Suuriya. Sarkaalka dhintay oo lagu magacaabo Muxamed Muzaaric kana mid ah saraakiisha kacaanka Iiraan ee ku sugan dalka Suuriya ayaa warbaahinta Iiraan waxay sheegeen in dhaawac uu kasoo gaaray dagaallada ka socoda dalkaas ee lagula jira Jamaacaadka Jihaadiga iyo kuwa ... Read More »

Akhriso:Al-Qaacida oo war kasoo saartay hogaamiye sare oo uga shahiiday dalka Afqaanistaan.

Hogaanka ugu sareeya Mujaahidiinta Alqaacida ayaa bayaan Taczi ah kasoo saaray istish-haadka hogaamiye sare oo katirsan Alqaacida oo dhawaan ku shahiiday dalka Afqaanistaan kadib markii ay beegsatay diyaarad drones ah oo ay leedahay dowladda Maraykanka. Bayaanka oo ku qornaa luuqadda Carabiga islamarkaana ay baahisay mu’assasada As-Saxaab oo ah garabka warbaahinta u qaabilsan Al-Qaacida ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka hogaamiye Faaruuq Al-Qaxdhaani ... Read More »

Iiraan oo qirtay in kun Askari looga dilay Suuriya.

Dowladda Iiraan oo kumanaan Askari ay ka joogaan dalka Suuriya, kuwaas oo ka barbar dagaalama malleeshiyaadka Shabiixada Bashaar Al-Asad ayaa boqolaal Askar iyo Saraakiil sar sare ku waysay dagaalka ka socoda dalkaas. Mas’uul sare oo Iiraani ah islamarkaana madax ka ah hay’ad daryeesha qoysaska Malleeshiyaadka Shiicada ah ee ku dhinta dagaallada Suuriya oo lagu magacaabo Muxamed Cali Shahiidi oo waraysi ... Read More »

Diyaaradaha Maraykanka oo burburiyay Buundo muhiim ah oo ku taalla magaalada Muusil.

Iyadoo weli diyaaradaha Maraykanka iyo ciiidamada Rawaafida ay wax guulo ah ka gaari la’yihiin dagaalka ba’an ee ka socoda magaalada Muusil una dhexeeya Muslimiina Ahlu Sunnaha ah iyo Shiicada oo taageero ka helaya kuwa Reer galbeedka ayaa hadana dowladda Maraykanka waxay ku kaceysaa falal argagax badan oo ay ku dooneyso in Muslimiinta ay ka dhigto kuwa gacan maran. Dagaalka Muusil ... Read More »

Xukuumadda Urdun oo Xukun dil ah ku riday Nin laayay Ciidamo katirsan Sirdoonka maamulkaas.

Maxamuud Xasan Mushaarafa oo bishii Ramadaan ee aynu soo dhaafnay weerar khasaare baan dhaliyay ku qaaday xafiis ay ku sugnaayeen ciidamo iyo saraakiil katirsan maamulka ka dhisan dalka Urdun ayaa lagu riday xukun dil toogasho ah. War kasoo baxay maxkamadda qaabilsan arimaha Amaanka ayaa lagu sheegay in Maxamed lagu riday xukun toogasho ah, maadaama uu dilay Saraakiil iyo Askar katirsan ... Read More »

Diyaaradaha Aala-Sucuud oo duqeeyay Magaalada Sancaa.

Wararka ka imaanaya magaalada Sancaa ee caasimadda dalka Yaman gacantana ugu jirta malleeshiyaadka Xuuthiyiinta ah ayaa ku waramaya in diyaaradaha Nidaamka Aala-Sucuud ay duqeeyeen fariisimo milliteri oo ay leeyihiin Xuuthiyiinta. Duqeymaha oo ahaa kuwa xoogan islamarkaana is xig xigay si weyna looga maqlay magaalada Sancaa ayaa waxaa lagu garaacay saldhig ciidan oo ay ku suganyihiin malleeshiyaadka Xuuthiyinta kaas oo ku ... Read More »

Duqaymo Cadowtooyo oo culus ayaa ku soconaya magaalada Xalab.

Dowladda Ruushka oo taageereysa maamulka Mujrimka ee Bashaar Al-Asad ayaa duqeymo u muuqda dabargoyn waxay kawadaa maalmihii aynu soo dhaafnay magaalada Ahlu Sunnaha leeyihiin ee Xalab, halkaas oo sanado xiriir ay xaafado kamid ah ay ku jirto go’doon adag. Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxay dowladda Ruushka billowday duqeymo noocyo kala duwan leh, sida duqeymaha ay geystaan diyaaradaha, madaafiic dheereysa ... Read More »

Rug cadaa Muhaajir ah oo ku shahiiday dalka Suuriya.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa ku waramaya inuu shahiiday Muhaajir waqtiyo badan kusoo qaatay saaxaadka Jihaadka Caalamka kaas oo inkabadan sodon sano ku jiray Jihaadka haatan socoda. Muhaajirka shahiiday ayaa waxaa lagu magacaabaa Abuu Cabdullaahi Al-Muhaajir, oo sidoo kale loo yaqaano Abul Afqaan Al-Misri, waxanaa isaga iyo labo Mujaahid oo kale oo la socotay duqeysay diyaarad uu leeyahay Isbaheysiga ... Read More »

Maraykanka oo si caro leh uga jawaabay war kasoo baxay Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah.

Maxkamadda loogu yeero Dembiyada Caalamiga ah ee Heg aya war kasoo baxay waxaa lagu sheegay in Ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Afqaanistan ay geysteen tacadiyaad kala duwan oo ka dhan ah dadka Maxaabiista ah ee ku jiray xabsiyada Ciidamada Maraykanku ku leeyihiin dalkaas intii sanadadii 2003 iyo 2004. haweeneyda Xeer Ilaaliyaha guud ka ah Maxkamadda Heg ayaa dhawaan sheegtay ... Read More »