wararka

Wararka Dibada

Mujaahidiinta Shaam oo dagaallo adag ka wada magaalada  Caasimadda ah ee Dimishiq.

Dagaallo adag oo aadna u xoogan ayaa tan iyo shalay waxay ka soconayaan magaalada Dimshiq ee caasimadda dalka Suuriya, kuwaas oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta Suuriya iyo kuwa Nidaamka Mujrimka Bashaar Al-Asad. Dagaalkan oo ay horboodeyso hay’adda Taxriiru-Shaam ayna ka qeyb galayaan jamaacaad kale oo ka howlgala gobolka Dimishiq, ayaa xoogiisa waxa uu ka soconayaa xaafadda Jowbar ee magaalada Dimishiq. ... Read More »

Dhimashada weerarkii Maraykanku ku qaaday Masjid ku yaala Suuriya oo korortay.(Sawirro+Bayaan)

Habeennimadii Jimcaha ay soo galeysay ayaa diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka waxay duqeyn cadowtooyo ku qaaday masjid ay ku tuknayaan boqolaal Ruux oo Muslimiin ah, kuwaas oo gudanaya waajibka salaadda Cishaha. Sida ay sheegeen  dad Goobjoogayaal ah waxay diyaaradda oo oo saacado dul heehaabeysay deegaanka ay Afar Saaruukh oo kala daran ku dhuftay dhismaha Masjidka, kaas oo gebi ahaanba burburay ... Read More »

Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay 46 Askari Oo Kasoo Goostay DF (Maqal+Sawiro)

Diinta islaamka waa diin dhameestiran oo lagu soo dajiyay Nabigeena Maxamed NNKH. Diinta islaamka ayaa lagu nasaqay dhammaan diimihii ka horeeyay. Islaamka ayaa ah diin qofkii qaata ka haqab tireysa dhammaan baahida uu qabo. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhidibada u aastay Markaz loogu magac daray Al-hidaaya taariikhdu markey ahayd 15 kii bishii rabiicul awal  1438 Hijiriga. Ahmiyada Machadka loo furay ayaa ah in ... Read More »

Ruushka ooo Ciidamo geeyay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya.

Sida ay sheegayaan Saraakiil katirsan dowladda Maraykanka iyo maamulka Masaarida, waxaa dowladda Ruushka ay ciidamo keentay xuduud beenaadka Masar iyo Liibiya. Ciidamadan ayaa ku sugan saldhig dhanka hawada ah oo ay leedahay dowladda Masar, kuna yaala xuduud beenaadka Liibiya iyo Masar. Hadafa ciidamadan ayaa loo maleynayaa taageerida dagaal Ooge Khaliifa Xaftar oo guul darooyin ay kasoo gaarayaan dagaalka ka socoda ... Read More »

Dowladda Turkiga oo Sheekh dalkeeda ku sugnaa u gacan gelisay dowladda Kazakhistaan.

Maamulka cilmaaniga ee dalka Turkiga ayaa u gacan geliyay dowladda Kazakhistaan Sheykh caan ah oo kasoo jeeda dalkaas, kaas oo ku sugnaa dalka Turkiga. Sheekhan loo gacan geliyay dowladda Kazakhistaan waxaa lagu magacaabaa Sheykh Cabdil Khaliil, waxaana diyaarad laga saaray garoonka Ataatoorik oo ay ku xirnaayeen isaga iyo qoyskiisa inkabadan boqol maalmood oo xiriir ah. Waxaa Sheekha la geeyay dalka ... Read More »

Maraykanka oo shaaca ka qaaday mowqifkiisa ku aadan Hay’adda Taxriiru-Shaam.

Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadashey hay’adda Taxriiru-Shaam oo ah Jamaaco ay ku mideysanyihiin kooxo ka jihaada dalka Suuriya, islamarkaana bilo kahor lagu dhawaaqay. Bayaan kasoo baxay wakiilka Maraykanka u qaabilsan dalka Suuriya Michel Ranti ayaa lagu sheegay in hay’adda Taxriiru-Shaam ay tahay koox Argagxiso ah, islamarkaana xubin ka ah Ururuka Al-Qaacida. Bayaanka oo ku qornaa Luuqadda ... Read More »

Diraasad: Sujuudda iyo Rukuucda waxay daweeyaann dhabar Xanuunka.

Diraasad cusub oo ay soo saartay majallad ka faalloota Nidaamka farsamada iyo warshadaha ayaa lagu sheegay in dhabar xanuunka ay dareemaan inta  badan dadka lagu daweyn karo  qaababka Rukuucda iyo Sujuudda haddii lala yimaado qaabka ugu saxan ee Rukuucada iyo Sujuudda. Diraasaddu waxay sheegtay  in salaaddu aysan daweyn xanuunada jirka oo kaliya, balse sidoo kale ay dawo wanaagsan u tahay ... Read More »