wararka

Wararka Dibada

Malleeshiyaadka Rawaafida Ciraaq oo wada Tacadiyaad ka dhan ah Muslimiinta Ciraaq.

Iyadoo dagaallo culus ay ka socdaan magaalada Muusil oo ay Rawaafidu doonayaan iney la wareegaan ayaa waxaa dalka Ciraaq laga soo tabinayaa warar sheegaya tacadiyaad xoog leh oo ciidamada Shiicadu kula kacayaan dadka Muslimiinta Ahlu Sunnaha. Malleeshiyaadka oo ay ka buuxdo cadaawadda ay u qabaan Muslimiinta ayaa marka ay cagta saaraan xaafad cusub ama deegaan aysan markii hore joogin waxay ... Read More »

Maraykanka oo Gumaad ka geystay dalka Afqanistaan.

Bayaan kasoo baxay Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan ayaa looga hadlay khasaaraha ka dhashay duqeymo 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay diyaaradaha dowladda Maraykanka ay ka geysteen gobollo kala duwan oo katirsan dalka Afqaanistaan. Imaarada ayaa xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka ee dowladda Maraykanka ay duqeeyeen illaa iyo Afar goobood, islamarkaana dhimasho iyo dhaawac ay ka dhigeen 66 Ruux oo dhamaantooda ahaa ... Read More »

Ciidamo Maraykan ah oo lagu arkay dalka Suuriya.

Dowladda Maraykanka ayaa faragelin toos ah waxay ku heysaa dalka Suuriya oo uu ka soconayo dagaal dhinacyo badan oo u dhexeeyo kooxo kala duwan, waxaana Maraykanku dagaal toos ah kula jiraa jamaacaadka Jihaadiga. Markii ugu horreysay ciidamo Ameerikaan ah ayaa lagu arkay magaalada Minbij oo dhawaan ay la wareegeen kooxo ay taageerto dowladda Turkiga, waxaana ciidamada Maraykanku ay socdaal dheer ... Read More »

Alqaacida oo war kasoo saartay Istish-haadka Sheykh Abil Kheyr Al-Misri.

Bayaan kasoo baxay hogaanka ugu sareeya Al-Qaacida isalamarkaana ay baahisay mu’assasada As-saxaab ayaa waxaa lagaga tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Abil Kheyr Al-Misri oo kamid ahaa saraakiisha Mujaahidiinta AlQaacida. Bayaanka oo koobnaa islamarkaana ay ku jireen Nusuus sharci ah iyo gabayo ayaa umadda Islaamka iyo guud ahaan Mujaahidiinta waxaa looga tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Abil kheyr oo bishii hore dhamaadkeeda ay ku beegsatay ... Read More »

Xusni Mubaarak oo weli isku arka inuu yahay madaxweynaha Masar.

Iyadoo dhawaan maxkamad ku taalla dalka Masar ay ka beri yeeshay madaxweynihii hore ee Masaarida Maxamed Xusni Mubaarak inuu dilay dibadbaxayaal isaga kasoo horjeeday sanadkii 2011 ayaa waraysigii ugu horeeyay ee uu bixiyay wuxuu ku sheegay inuu yahay madaxweynaha Masar. Waraysigan oo uu la yeeshay wargeys kamid ah kuwa ugu caansan ee kasoo baxa dalka Masar laguna magacaabo Codka Umadda ... Read More »

Diyaarad dagaal  oo  Nidaamka Nusayriyada looga soo riday dalka Suuriya.

Gelinkii dambe ee maalintii shalay oo Sabti ahayd ayaa kooxaha mucaaradka dalka Suuriya waxay ku guuleysteen iney dhulka soo dhigaan diyuurad dagaal oo uu leeyahay nidaamka Nusayriga Bashaar Al-Asad. Diyaaradda lasoo riday oo nooceedu lagu sheegay Miig21 ayaa ah noocyada dagaalka, waxaana kahor inta aan lasoo ridin ay duqeymo ka fulisay deegaanno katirsan gobolka Idlib ee dalka Suuriya. Axraaru-Shaam oo ... Read More »

Akhriso: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka tacziyeysay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-Misri.

Hogaanka sare ee Xarakat Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka tacziyeeyey istish-haadka Sheykh Axmed Xasan Abul kheyr oo ka mid ahaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Alqaacida, kaas oo dhamaadkii bishii la soo dhaafay ku shahiiday duqeyn diyaaradaha dowladda saliibiga ee Mareykanka ka geysatay gobalka Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Bayaankan kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta, waxaa ciwaan looga dhigay: ويتخذ منكم ... Read More »

Urdun oo dil toogasho ah ku riday kudhowaad 20 maxbuus.

  Sida uu sheegشغ wasiiru dowladha warfaafinta xukuumadda Urdun, waxaa saaka la toogtay maxaabiis ku jiray gacanta dowladda, kuwaas oo lagu soo eedayay arimo kala duwan. Dadka dilka toogashada ah  lagu fuliyay waxay gaarayaan illaa iyo 15 Ruux, waxaana kamid ah nin horey u dilay qoraa cilmaani ah oo aflagaadeeyay daatada Allaah Cazza Wajalla. Dadkan la toogtay ayaa sida dowladda ... Read More »

Jamaacaadka Jihaadiga Maali oo gaaray midnimo buuxda.

Jamaacaadka Jihaadiga ee ka howlgala dalka Maali ayaa gaaray midnimo buuxda, waxaana ay yeesheen hal hogaan, iyagoona beyco la galay hogaanka sare ee Alqaacida. Muuqaal kooban oo ay baahisay mu’assaso cusub oo loogu magac daray Al-Zallaaqa ayaa waxaa kasoo muuqday madaxda Jamaacaadka Ansaaru-diin, Imaarada Mandiqadda Saxaraha, iyo Jamaacada Al-Muraabidhuun, kuwaas oo isgarab fadhiya, islamarkaana akhrinaya bayaanka midnimada. Jamaacaadkan waxay ku ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa  xaaladaha dhabta ah ee ka jira caalamka Islaamka. Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 03-03-2017 Read More »