wararka

Wararka Dibada

Rasaas ka dhex dhacday Aqalka Congreska Mareykanka oo sababtay Qal-qal iyo kala carar.

Iyadoo guud ahaan wadamada Reer galbeedku ay ka taagantahay xaalad kacsanaan iyo Qal-qal joogta ah ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa rasaas laga dhex maqlay xarun ku dhex taalla gudaha aqalka Congereska oo ay deganyihiin labada gole ee Mareykanka. Rasaasta oo la sheegay inuu furay qof ku sugnaa xarunta lagu qaabilo dadka soo booqanaya Aqalka Cad ayaa waxay sababtay dhaawaca ... Read More »

Muwaadiniin Mareykan ah oo kamid ah dadkii ku dhintay weeraradii Talaadada ee Brussales.

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee looga dilay weeraradii maalintii Talaadada ka dhacay caasimadda dalka Biljim ee Brussales, kuwaas oo ay ku dhinteen dad aad u farabadan. Afahayeen u hadlay wasaaradda arimaha dibadda ee Mareykanka ayaa wakaaladda wararka ee Faransiiska u xaqiijiyey in tirada guud ee dadka Ameerikaanka ah ee ku dhintay weeraradii Biljimka ay gaarayaan ... Read More »

Ciidamo ku dhintay burbur diyaaradeed oo ka dhacay dalka Aljeeriya.

Sida uu sheegay wargeyska Al-Nahaar ee kasoo baxa dalka Aljeeriya, diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Cirka ee Xukuumadda Buutafaliiqa ayaa kuso dhacday gudaha dalkaas. Diyaarada soo dhacday oo nooceeda lagu sheegay M171 ayaa waxaa lahaa ciidamada difaaca Cirka, waxaana iyada oo howlo shaqo ku jirta ay kusoo dhacday meel u dhow magaalada Raqqaan ee dalka Aljeeriya. Bayaan kasoo baxay ... Read More »

Qaraxyo xoogan oo lagu weeraray Ciidamo katirsan Taxaalufka Carabta ee ku sugan Cadan.

Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in weeraro xoogan oo is xig xigay lagu qaaday xero Milliteri oo ay ku sugnaayeen Ciidamada wadajirka ah ee katirsan Taxaalufka Carabta ee howlgallada dhanka cirka ah kawada dalkaas. Magaalad Al-Bureyqa oo hoos tagta gobolka Cadan ayay weeraradu ka dhaceen, waxaana ay gaarayeen illaa iyo 3 weerar oo loo adeegsaday Gawaari walxaha qarxa ... Read More »

Dowladaha Yurubta iyo Mareykanka oo ka digay in loo safro dalka Biljimka.

Iyadoo weeraradii shalay ka dhacay dalka Biljimka islamarkaana khasaaraha xoogan lagu gaarsiiyey Xukuumadda Biljimka uu wali taagan yahay saameyntiisa ayaa waxaa weeraradaas aad u cambaarayay dowladaha Caalamka. Bayana wada jir ah oo kasoo baxay midowga Yurub ayaa lagu cambaarayay weeraradii shalay, waxaana lagu tilmaamay inuu ahaa weerar lagu soo qaaday mujtamaca Yurub oo ay ku tilmaameen mid Dimuqraadi oo fur ... Read More »

Maxaa kusoo kordhay Weeraradii Biljimka, yaase sheegtay Mas’uuliyadooda?

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashey weeraro maanta ka dhacay dalka Biljimka, kuwaas oo ay fuliyeen Istish-haadiyiin Naftooda huriyaal ah. Khasaaraha ay baahinayaan warbaahinta Biljimka ayaa gaareysa dhimasahda 34 Ruux iyo dhaawaca 35 kale kuwaas oo dhamaan dhaawacyadoodu halis yihiin. Sida ay sheegtay wakaaladda Acmaaq ee taabacsan dowladda Islaamiga ah, waxaa weeraradan fuliyey rag katirsan dowladda Islaamiga ah oo ku ... Read More »

Weeraro ka dhacay dalka Biljimka oo Khasaare xoogan geystay.

Silsilado weeraro ah oo aad u xoogan ayaa maanta oo Talaado ah waxay ka dhaceen magaalada Barassales caasimadda wadanka Biljmijka. Weeraradan oo ahaa Qaraxyo xoogan ayaa labo kamid ah waxay ka dhaceen garoonka diyaaradaha magaala madaxda Biljimka ee Brassles, halka kan saddexaad uu ka dhacay boosteejo laga raaco Tareenada dhulka hoostiisa mara oo ku taala isla Caasimadda. Wararka ayaa intaas ... Read More »

Weerar lagu qaaday Hotel ay deganyihiin Saraakiil reer Galbeed ah oo ku yaala dalka Maali.

Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Xukuumadda taagta daran ee dalka Maali, rag hubeysan ayaa maalintii shalay waxay weerar kusoo qaadeen hotel isku bedelay saldhig ciidan oo ku yaalla gudaha magaalada Bamako caasimadda dalka Maali. Rag aad u hubeydan ayaa rasaaas la dhacay afaafka hore ee hotelka, halkaas oo uu waardiyo ka hayay mid kamid ah Ciidamada Caddaanka ah ee ... Read More »

Duqeymo xoogan oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen magaalada Muusil.

Diyaaradaha Taxaalufka Reer galbeedka ayaa duqeymo aan loo aabe yeelin waxay ka fuliyeen magaalada Muusil oo ah caasimadda gobolka Neynawaa ee dalka Ciraaq. Duqeymaha oo gaaraya illaa 25 duqeyn ayaa Diyaaradaha Taxaalufku waxay ka fuliyeen xaafado kala duwan oo katirsan magaalada, kuwaas oo ay ku badnaayeen dadka shacabka ah. Sida ay sheegtay wakaaladda Acmaaq oo ku dhow dowladda Islaamiga ah, ... Read More »

Ciidamo Booliis ah oo lagu laayay dalka Masar.

Weerar hubeysan oo maalintii shalay ka dhacay gobolka Siinaa ayaa lagu laayay Ciidamo katirsan Booliiska Xukuumadda Afgembiga Masaarida, kuwaas oo ku sugnaa bar Kontrool oo la weeraray. Dagaalyahano katirsan Mujaahidiinta Wilaayada Siinaa ayaa weerarka fuliyey, waxaana uu ahaa mid aad u xoogan marka loo barbardhigo howlgallada dhawaanahan ka dhacayay gobolka Siinaa. Barta Kontrool ee la weeraray oo ku taalla koonfurta ... Read More »