wararka

Wararka Dibada

Itoobiya oo Isbedello ballaaran ku sameysay Biya Xireenka Al-Nahda.

Dowladda Itoobiya ayaa sii laba jibaartay qorshaha ay uga faa’ideysaneyso webiga Al-Niil ee mara dalkaas, kaas oo ay kaga sameysay biya xireenka Al-Nahda si ay uga soo saarto koronto baaxad weyn. Warbixin lagu qoray wakaaladda rasmiga ah ee Itoobiya oo soo xiganeyso golaha fulinta ee ku howlan habeynta biya xireenka Al-Nahda ayaa sheegtay in tallaabadan ay sare u qaadeyso dabka ... Read More »

Donald Trump oo weerar Afka ah ku qaaday madaxweynihii hore ee Maraykanka.

  Madaxweynaha Maraykanka Donlad Trump ayaa waraysi uu siiyay mid kamida h Tvyada ugu caansan dalka Maraykanka, wuxuu weerar afka ah ku qaaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Brack Obama. Donald Trump ayaa ku eedayay Obama iyo teamkiisii hore ee shaqada iney ka dambeeyeen banaanbaxyada ka dhacay dalka Maraykanka markii talada dalkaas uu la wareegay Trump. Wuxuu sheegay inuu hubo in ... Read More »

Booliiska Baxreyn oo la kulmay weerar xoogan.

Wararka ka imaanaya dalka Baxreyn ayaa tibaaxaya in maalintii shalay oo Axad ahayd ay la kulmeen ciidamo katirsan Booliiska dalkaas weerar qarax ahaa, kaas oo sida muuqatay lagu aasey hareerta wadada laamiga ah. Ciidamada la weeraray oo ku guda jiray roondo la sheegay in lagu sugayay Amaanka ayaa waxaa soo gaaray waxyeello kala duwan. War kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ... Read More »

Qaraxyo waaweyn oo ruxay bartamaha magaalada Ximis.

Rag hubeysan oo watay suumanka waxlaha qarxa ay ka buuxaan ayaa weeraro xoogan waxay ku qaadeen xarumo nidaamka Nusayriga uu ku leeyahay magaalada Ximis ee dalka Suuriya. Sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah ee laga helayo weeraradan, waxaa ragga hubeysan ay weerareen xarunta maamulka iyo milliteriga magaalada Ximis, waxaana dhacay lab qarax oo aad u waaweyn kuwaas oo gallaaftay nolosha ... Read More »

Nin hubeysan oo labo Ruux ku dilay dalka Maraykanka.

Wararka ka imaanaya gobolka Kansas ee dalka Maraykanka ayaa tibaaxaya in nin hubeysan oo toogasho kula kacay dad ku sugnaa goob lagu daawado Ciyaaraha oo ku taallla  gobolkaas. Qofka hubeysan ee dilka geystay oo ku dhawaaqayaya, iiga baxlkeyga ayaa rasaas la dhacay labo ruux oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, waxaana goobtaas ku dhintay hal ruux, isagoona mid kale ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka, wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa warbaahinta islaamiga ee Alfurqaan, waxaana lagu soo gudbayaa xaaladaha ka taagan caalamka Islaamka. Todobaadkan waxaa barnaamijka xoogiisa aan ku qaadanay Istish-haadka Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan iyo bayaanaadka Taczida ah ee laga soo saaray. Halkan ka Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 24-02-2017 Read More »

Nidaamka Nusayriyga oo dad ku xasuuqay Dimishiq.

Diyaaradaha nidaamka iyo mallleeshiyaadkiisa ayaa ku kacaya gabood fallo waaweyn ooo ka dhan ah dadka Muslimiinta, waxaana muuqaneysa in maalmihii ugu dambeeyay uu nidaamku xooga saaray magaalooyinka iyo deegaanada dhaca duleedka magaala madaxda dalkaas ee Dimishiq. Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha Nidaamka maalintii shalay ay sawaariikh waaweyn ku garaaceen deegaan dhaca bariga magaalada Dimishiq, iyagoona halkas ... Read More »

Diyaarad ku dhacday dalka Austrelia iyo khasaare ka dhashay.

Wararka ka imaanaya dalka Austrelia ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ay ku dhacday suuq ganacsi oo ku yaala gudaha dalkaas, diyaaradda oo ahayd noocyada yar yarka ah ee dadka yar qaada ayaa ka leexatay wadadii ay ku socotay, waxanaa ay ku dhacday dabaq dheer oo shirkad ganacsi ah oo ku yaala meel u dhow magaalada Malbarun ee dalka Austrelia. Saraakiil ... Read More »

AlQAACIDA oo ku baaqday in loo aargudo Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan.

Faracyada Alqaacida ee Jaziiradda carabta iyo Maqribul Islaam ayaa soo saaray bayaan taczi ah oo ku saabsan geerida Sheekha caalimka ahaa ee Dr Cumar Cabdi Raxmaan Raximahullaah. Bayaankan oo ku qoran luuqadda Carabiga islamarkaana si wadaji ah uga soo baxay mu’assasaadka Andalus iyo Al-Malaaxim ayaa umadda islaamka siday u dhantahay gaar ahaan ahalka Sheekha waxaa looga tacziyeeyay geeridii naxdinta badneyd ... Read More »

Goormuu ahaa xiriirkii ugu dambeeyay ee Sheekh Cumar la sameeyo ahalkiisa?

Cabdi Raxmaan oo kamid ah wiilasha uu dhalay Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan ayaa ka warbixiyay xiriirkii ugu dambeeyay oo uu aabihiisa lasoo sameeyo qoyska, isagoona sheegay macluumad dheeri ah oo ku aadan xaaladihii ugu dambeeyay Sheekha. Cabdi Raxmaan ayaa sheegay in aabihiisa uu labo todobaad ka hor lasoo xiriiray hooyadiisa, uuna u sheegay inuu la kulmayo ciriiri iyo dhibaatooyin uga ... Read More »