Wararka

Category Archives: Wararka Gudaha

Weligaa ma aragtay Libaax Af Soomaaliga garanaya?(Dhageyso)

microfone

Magaalada Kuunyo barrow ee Gobalka shabeelaha hoose waxaa lagu xanaaneeyaa laba libaax oo iminka jira afar bilood. midkood waa lab kan kalena waa dhadig waxaana iminka ay fahmayaan erayo badan oo af  Soomaaliga ka mid ah. subax waliba waxaa la siiyaa hilib iyo biyo aad ayayna u qurux badan yihiin. wariye ka tirsan alfurqaan oo halkaas booqasho shaqo ku tegay ... Read More »

Ugaas ku baaqay in jihaadka la xoojiyo.

apartment_bond_194(1).jpg

Ugaska Beesha Geeledle ayaa ku baaqay in laga wada qeyb qaato dagaalada jihaadka ah ee ka dhanka ah cadawga dalka ku soo duulay. Ugaas Maxamed Barre Aadan oo Madey kaskey loo yaqaan ayaa sheegaya in  dalka cadaw ku soo duulay waajibna ay nagu tahay in aan  iska celino. wuxuu dhalinyarada Soomaaliyeed tusaaleeyay hagar daamada shisheeyaha Soomaaliya joogaa geysanayo. sidoo kale ... Read More »

aqoon yahan suldaan Garyare oo ka hadlay qurba joogta xilalka loo dhiibay.(Maqal)

garyare

Suldaan Maxamed Garyare oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah ayaa sheeegay in dadka dibadaha ka yimid ee xilalka ka haya dowladda federaalka ah iyo maamulada kale ee dalka ka jira ahaayeen dad ka takooran bulshooyinka ay la joogeen. wuxuu tilmaamay in ay u badnaayeen dad isticmaalo waxyaabaha maanka dooriya. wuxuu sheegay in ay yihiin dad ... Read More »

Dhagayso Maamulka Wadajir oo Cadaadis Ku Haya Shacabka.

degmada-wadajir

Ammaanka Magaalada Muqdisho oo faraha ka baxay iyo howlgalada Mujaahidiinta oo Kordhay ayaa sabab unoqday inuu xoogeysto qalqalka heysta madaxda dowladda Federaalka. Laamaha ammaanka iyo gudoomiyayaasha Muqdisho ayaa shacabka ku adkeeyay cadaadiska horay ugu hayeen. Axmed Cabdulle Afrax waa gudoomiyaha Wadajir ee Maamulka uu madaxda uyahay Muungaab. Isagoo la hadlayay saxaafada ayuu aqriyay amaro ay horey udul dhigeen shacabka degmada ... Read More »

Dhageyso Warka Subaxnimo Alfurqaan.

Astaanta wararka

Warka Subax waxa uu kamid yahay sadaxda war ee ka baxa Alfurqaan waxaana saaka lagu soo qaatay qodobo kala duwan. Halkan Guji oo Dhageyso Warka subaxnimo  1-03- 2015.lite (56) Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

dhuuxa

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah. Halkan Guji oo Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 28 02 2015.lit (777) Read More »

Dhageyso Warka Duhurnimo Alfurqaan.

Astaanta wararka

Warka Duhurnimo waxaa lagu soo qaatay qodobo kala duwan ee ka dhageyso qeybta hoose. Halkan Guji oo Dhageyso Warka  Duhurnimo  28-02-2015.lite (557) Read More »

Maydadka askar Dowladda Laga Dilay oo Lagu soo bandhigay Buurdhuxule.

microfone

Maydadka shan askari oo dowlada looga dilay dulleedka Degmada  Waajid Ee Gobalka Bakool ayaa lagu soo bandhigay Deegaanka Buurdhuxule ee Gobalka Bakool. Waaliga Gobalada Bay iyo Bakool iyo dad badan ayaa maydadka askarta ku daawaday Gudaha deegaanka lagu soo bandhigay. Dhageyso warbixin ka hadlaysa maydadka lasoo bandhigay. Ciidamada Dowladda ayaa si weyn ugu jabay dagaallo culus oo dhexmaray iyaga iyo ... Read More »

Nin Sixirow ahaa oo lagu dilay Magaalada Diinsoor ee Gobalka Bay.(Dhageyso)

apartment_bond_194(1).jpg

Nin saaxir ahaa oo lagu magacaabo Macalin Cabduqaadir sheekh Aadan ayaa lagu dilay Magaalada Diinsoor ee Gobalka Bay. Qaadi kamid ah qudaada shabaabul mujaahidiin oo xukunka riday ayaa sheegay in ninkaan ay soo qabteen ciidamada xisbada isagoo lala soo qabtay waxyaabo uu u isticmaali jiray sixirka. Xukunka waxaa daawanayay dadka ku dhaqan Degmada Diinsoor ee Wilaayada Bay iyo Bakool sida ... Read More »

Dhageyso Warka Subaxnimo Alfurqaan.

Astaanta wararka

Warka Subax waxa uu kamid yahay sadaxda war ee ka baxa Alfurqaan waxaana saaka lagu soo qaatay qodobo kala duwan. Halkan Guji oo Dhageyso Warka subaxnimo 28- 02-2015.lite (288) Read More »

Dhageyso Dhacdooyinka Dunida islaamka.

dhacdooyinka dunida islaamka2

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida islaamka waxaa maanta lagu soo qaatay qodobo kala duwan ee hoos ka dhagayso. Halkan Guji oo Dhageyso Dhacdooyinka  27-02-2015. (1084) Read More »

Dhageyso Diiirada Jimcaha Alfurqaan.

Diiradda

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay saameynta uu yeeshay baaqii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ahaa in la beegsado rugaha ganacsi ee wadamada reer galbeedka. Barnaamijka ayaa waxaa la isku dul taagay burburinta ay wadamadaasi ku hayaan dhaqaalaha muslimiinta oo ay Soomaaliya ku jirto, waxaa lasoo hadal qaaday weerarkii Westgate iyo kuwii ka horeeyay ee dhaqaalaha beegsanayay. Waxaa laga hadlay ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

dhuuxa

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 26-02-2015 (1144) Read More »

Dhageyso: Qeybta 2-aad: Sh/Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dhagar Halis Ah Oo Ay Maleegeyso Itoobiya, Halka Uu Marayo Dagaalka Milatari Iyo Arimo Kale.

SHEEKH CALI DHEERE

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa qeybta labaad ee wareysiga aynu la yeelanay uga hadlay arimo kala duwan kadib markeynu weydiinay su’aallo muhiim  ah. Sheekh Cali ayaa ka hadlay halka uu marayo duullaanka milatari ee wadanka lagu soo qaaday, duullaanka dhanka akhlaaqda, kan dhaqaalaha, dhagaraha Itoobiya iyo arimo kale. Wuxuu bogaadiyay dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ... Read More »

Degdeg: Madaafiic Lagu Garaacay Madaxtooyada.

Alfurqaan Breaking News

Tiro madaafiic ah ayaa ku hoobatay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho xilli mashquul badan uu ka jiray Villa Soomaaliya oo hoy u ah madaxda dowladda iyo ciidamada shisheeye ee soo duulay. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa inoo sheegay in abaaro 12:00 duhurnimo ay duqeyn ku billaabatay madaxtooyada iyagoo ka gaabsaday khasaaraha ka dhashay. Duqeynta ayaa in muddo ah ku socotay ... Read More »

Askar Ka Tirsan Ciidamada DF Oo Sadax Qof Ku Dilay Tuulo Hoos Timaada B/mAREER.

meyd

Askar ka tirsan ciidamada DF oo uu hogaaminayo Nin Lagu magacaabo Saalax ayaa sadax qof oo shacab ah maanta ku dilay tuulada maduulow oo hoos timaada degmada Buulo-mareer ee gobolka Sh/hoose. Ninkaas iyo ciidamo la socday oo maalintii shalay isla degaanka ka dhacay sadax neef oo Lo’ ah ayaa u bareeray dilka sadaxda ruux oo degaan ahaa. Nabadoonka deegaanka oo ku ... Read More »

Dhageyso Warka Duhurnimo.

Astaanta wararka

Si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay, dhageyso warka duhurnimo warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan. Halkan Ka Dhageyso War Duhur 26-02-2015 (522) Read More »

Dhageyso:Xukun Dil ah oo Lagu Fuliyay Askari kamid ah Sirdoonka Dowladda.

microfone

Maamulka islaamiga ah ee Gobalka Hiiraan bartamaha Dhulkeena Soomaaliya ayaa Toogtay Mid kamid ah Ciidamada Bs-ta ee Dowladda Federaalka. Shacab badan ayaa Buq  Aqable ku daawaday xukun xadu rido ah oo lagu fuliyay Nin Lagu magacaabi jiray Daahir Maxamed Maxamuud oo kamid ahaa Ciidamada Sirdoonka Dowladda uu madaxda uyahay Xasan Sheekh. Mid kamid ah Qudaada xarakada shabaabul Mujaahidiin oo hadal ka ... Read More »

Dhageyso Askar isku dhiibay shabaabul Mujaahidiin.

apartment_bond_194(1).jpg

Axmed Heyte Cabdi  iyo Xuseen Xasan waxay ka tirsanaayeen ciidamada Dowladda Federaalak ee ku sugan degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Wilaayada islaamiga ah shabeelaha dhexe ayaa askartaasi kusoo bandhigtay deegaanka Towfiiq ee Gobalka Shabeelaha dhexe. Ciidamada dowladda kasoo goostay ayaa xeriir lasoo sameeyay ehelkooda iyo mujaahidiinta waxaana usuurtagashay in si nabad ah ay ku gaareen dhulka mujaahidiintu ka taliyaan. Hadaba ... Read More »

Dhageyso Warka Subaxnimo..

Astaanta wararka

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxaa lagu soo qaatey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka taagnaa dalka iyo Dibadda. Halkan ka dhageyso War Subax 26-02-2015.lite.lite (282) Read More »

Scroll To Top