wararka

Maqaalo

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(7)

Furashada Makkah……….Furashadiid weyneyd. Heshiiskii dhexmaray Rasuulka Scw iyo Quraysh ee loogu magac daray Suxlul-Xudaybiyah islamarkaana dhacay bishii Dul-Qacda sanadkii 6-aad Hijriyada ayaa horseeday in la furto magaalada Makkah islamarkaana ay noqoto mid kamid ah daarihii Islaamka. Sidaad lawada socotaan waxay Saxaabadu iyo Rasuulkuba doonayeen iney soo gutaan Waajibaadka Xajka islamarkaana ay dib ugu soo noqdaan magaalada Madiina balse Quraysh ayaa ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 4-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(6)

Macrakadii Caynu-Jaaluut. Sidaad ku barateen barnaamijkii sanadkii hore ka baxay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan islamarkaana loogu magac daray Taariikhda Tataarka, waxay Tataaarku si indha la’aan ah kusoo jeexeen dhul ballaaran oo ay ka talinayeen dadka Muslimiinta illaa markii dambe ay soo gaareen magaalada Baqdaad oo ahayd Caasimadii khilaafada Cabaasiyiinta. Markii ay la wareegeen Ciraaq iyo Shaam, waxay is tuseen ... Read More »

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 3-aad

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(6)

Dagaalkii Al-Mansuurah… Macrakadan lagu magacaabo Al-Mansuura waxay ka dhacday magaalo lagu magacaabo Al-Mansuura oo ku taalla dalka Masar, waxaana ay dhacday macrkadu sanadkii 647 Hijriyada. Waxa uu u dhexeeyay dagaalkan dowladii Ayuubiyiinta oo ka talin jirtay dhulka Shaam iyo Masar, iyo boqortooyadii Kirishtaanka ee ka talin jirtay dalka Faransiiska. Boqorkii Faransiiska ninka lagu magacaabo Luwiis Al-Taasic ayaa weerar xoogan kusoo ... Read More »

Daawo Qisatul Andalus (Qeybta 2-aad)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal. Barnaamijkan oo silsilad ... Read More »

Daawo Barnaamijka Qisatul Andalus (Qeybta 1-aad)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii. Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyo portugal. Barnaamijkan oo ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(4)

Boqorkii Ruum ee lagu magacaabi jiray Tayuufiil bin Makhaa’iil ayaa weeraro kusoo qaaday dhulkii Muslimiinta ee ay ka talineysay khilaafadii Cabaasiyiinta, markii uu arkay in inta badan ciidanka Muslimiintu ku mashquulsanyihiin dagaallo ka socday wadanka haatan lagu magacaabo Adribijaan oo lagula jiray koox fitno wadayaal ah oo ku kacay waxyaabo Shareecadu xarimatay. Ciidamo lagu qiysaasay kumanaan kun ayuu usoo diray ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(3)

Waxaan maanta idin soo gudbin doonaa sidii Muslimiintu ku furteen dhulka loo yaqaano Al-Nowbah. Dhulkan oo ah mid aad u ballaaran ayaa dhaca koonfurta dalka Masar, waxaana uu soo gaaraa illaa wuqooyiga dalka Suudaan, waana dhul Juqraafiyadiisu aad u wanaagsantahay islamarkaana dadkiisu badanyihiin, ayna Muslimiintu marar badan isku dayeen iney furtaan. Markii Muslimiintu furteen dhulka Masar waxay xooga saareen sidii ... Read More »

Wax kabaro dagaalladii waaweynaa ee Muslimiintu la galeen Gaalada.(2)

Waa qaybta labaad ee Sil-silada barashada Futuuxaadkii waaweynaa ee dhacay bisha barakeysan ee Ramadaan, islamarkaana Muslimiintu la galeen Gaalada, waxaana maanta idin soo gudbin doonnaa Macrakadii horudhac u ahayd in Islaamka uu sal dhigto dalka Ciraaq. Waxaa lagu magacaabaa Macrakadaas Fatxul Buweyb waxaana ay dhacday bishii Ramadaan ee sanadkii 13 Hijriyada. Marka laga hadlo tirada Ciidamada iska hor yimid waxay ... Read More »