wararka

All news

Donald Trump oo ku hanjabay inuu baaba’in doono Islaamka!!

Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa kalimaadkii ugu horeeyay ee uu jeediyay tan iyo markii uu la wareegay hogaaminta Maraykanka, wuxuu hanjabaad cad ugu diray dadka Muslimiinta ah oo uu ku tilmaamay Argagaxiso. Kalimad uu ka hor jeediyay 400 Ruux oo kamid ah shaqaalaha Sirdoonka CIA-da ayuu Tramp ballan qaaday inuu ka takhalusi doono Islaamka Argagaxisida ah, islamarkaana ... Read More »

Jabhadda Fatxu-Shaam oo war kasoo saartay duqeyn dowladda Maraykanku ka fulisay dalka Suuriya.

Bayaan ku qoran luuqadda Carabiga oo kasoo baxay Jabhadda Fatxu-Shaam ayaa looga hadlay duqeyn dhawaan dowladda Maraykanka ay ka fulisay Mucaskar ay leeyihiin Mujaahidiinta oo ku yaala baadiyaha galbeed ee gobolka Xalab. Maalintii daraad oo khamiis ahayd kuna beegneyd 21 Rabiicu-Thaani ayaa diyaarad ay leedahay dowladda Maraykanka waxay duqeysay Mucaskarka oo ahaa mid lagu tababaro dhalinyarada cusub ee kusoo biireysa ... Read More »