wararka

All news

Roobab Ka Curtay Qeybo Kamid Ah Soomaaliya.

Roobaab danka iyo duunyadu ay ku diirsadeen ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay ka da’een qeybo kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Meelaha la xaqiijiyay iney Roobabku ka da’een waxaa kamid ah inta badan degmooyinka iyo baadiyaha gobolka Jubbada dhexe, waxaana degmooyinka ay Roobku ka da’een kamid ah Saakow, Bu’aale, Salagle iyo dhulka baadiyaha ee degmooyinkaas hoosyimaada. Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sidoo ... Read More »

Daawo Vedio+Sawirro: Tartanka Macaahidda Beelaha.

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay idiin soo gudbineysaa muuqaal ka tarjumayo horumarka wax barasho ee ka jira wilaayaadka islaamiga ah, gaar ahaan macaahidda ay furteen beelaha. Beelaha oo waagii hore ku tartami jiray colaada dhexdooda ah, ayaa haatan ku tartamaya wax barashada, waxaana barnaamijkan laga dheehan karayaa baratan qiimo badan oo ku qiiro galinaya. Tartankan ayaa waxaa ka qeyb ... Read More »

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo todobaadle ah maanta waxaannu kusoo qaadanay Barashada Qur’aanka Kariimka. Waxaa lagu faaqiday habka ugu fudud ee lagu xifdisiin karo Caruurta Qur’aanka,waxaana ka qeyb qaatay Macalimiin,Arday,Waalidiin iyo Marti Sharaf. Halkaan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 24-03-2017 Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 23 03 2017 Read More »

Sawirro+Dhageysi: Mas’uuliyiin Ka Qeyb Galay Munaasabad Dowro Loogu Soo Xiray Salaadiin Soomaaliyeed.

Munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay dowro diini ah oo muddo dhowr todobaad u socotay 24 kamid ah salaadiinta beelaha Soomaaliyeed, ayaa usbuucan ka dhacday gobolka Sh/hoose. Mas’uuliyiin, culimaa’udiin, salaadiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda, iyadoo lagu soo bandhigay khudbado iyo suugaan ka tarjumeysa xaaladda wadanka iyo dowrka salaadiinta qabaa’ilka. Sheekh Xuseyn Cali Fiidow oo ... Read More »

Mujaahidiinta Shaam oo guulo waaweyn soo hooyay, iyo dhul ballaaran oo soo galay gacantooda.

Gobollada Dimishiq iyo Xammaah ee dalka Suuriya waxaa ka soconaya dagaallo malaaxim ah oo u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta Shaam iyo malleeshiyaadka Nusayriyada Bashaar Al-Asad  oo taageero ka helaya kuwa Rawaafida jinsiyadaha kala duwan ee duulaanka ku jooga dalka Suuriya. Dagaalka Dimishiq oo billowday billowgii todobaadkan waxay Mujaahidiintu xamladoodu ugu magac dareen  “ Adoomada Allow sugnaada”, waxaana dagaalka ugu xoogan uu ... Read More »

Khasaaraha ka dhashay weerarkii London oo sii kordhay.

Waxaa  sii kordhaya dadkii dhaawaca iyo dhimashada ku noqday weerarkii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska, kaas oo lagu qaaday xarunta baarlamaanka dalkaas oo xilligaas uu ka socoday kulan. Sida ay sheegeen saraakiisha sar sare ee booliiska Ingiriiska, waxay dhimashadu mareysaa 5 Ruux oo uu kujiro ruuxii weerarka fuliyay, halka dhaawacyadu ay gaarayaan illaa ... Read More »