wararka

All news

Ciidamada Yamaniyiinta oo la wareegay Mucaskar Istiraatiiji ah.

Dagaallo faraha looga gubtay oo dhexmaray malleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo taageero ka helaya kuwa Cali Cabdalla Saalax iyo ciidamada xukuumadda uu hogaamiyo Haadi Mansuur ayaa ka dhacay gobolka Ticiz, waxaana lasoo sheegayaa in horumaro ballaaran ay ka gaareen dagaalladaas ciidamada dowladda. Dagaallada oo ahaa kuwa maalmihii lasoo dhaafeyba si aad ah u socoday islamarkaana goos goos ahaa ayaa waxaa ugu suuragashay ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah. Halkaan Ka Dhagyeso Dhuuxa Wareysiyada 10 2017 Read More »

Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Shabeelaha Hoose Dhageyso+Sawiro.

Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada. Ciidamadaan ayaa ah kuwa la xoojiyay oo horay kaga howlgali jiray Gobalka. Waaliga Gobalka shabeelaha hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay ciidamadaan inay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumada ah sida ... Read More »

Ciidamo Booliis Maraykan ah oo lagu dilay gudaha dalkaas.

Dalka Maraykanka waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay ciidamo katirsan Booliiska Maraykanka, kuwaas oo ku jiray howl maalmeedkooda. Magaalada Orolando ee gobolka Florida ayaa ah halka lagu dilay ciidamadan katirsan Booliiska, iyagoo raadinayay qof gacan ku dhiigle ah oo dilay gabar Ameerikaan ah, kaas oo lagu magacaabo Luwid. Askariyad katirsan Booliiska oo isku dayyay iney qabato Luwid ayaa ku guul ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA.

Barnaamijka Dhuuxa oo habeenka sabtida marka laga tago habeenada kale ka baxa idaacada Alfurqaan waxaa Caawa lagu soo qaatay qodobo kala duwan ee kala deg linkiga hoose. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 09 01 2017. Read More »

Booliiska Shiinaha oo dilay Saddex Ruux oo katirsan Muslimiinta Ayghoor.

Muslimiinta ku dhaqan Turkistaanta bari ee Shiinuhu gumeysto ayaa la kulmaya tacadiyaad xoogan oo uga imaanaya Xukuumadda Shiinaha iyo maamulada hoosyimaada ee ka dhisan dhulka Turkistaan. Tacadiyaadkan oo noocyo kala duwan ah oo isugu jira dil, toogasho, dhac iyo noocyo kale ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay soo kordhayay, waxaana dhanka kale dhalinyaro katirsan Muslimiintu wadaan howlgallo kaligii duulnimo ah oo ay ... Read More »