wararka

All news

Nidaamka Suuriya oo xasuuq ka geystay mandiqadda Waadi-Bardi.

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ee muslimka ah ayaa sheegaya in diyaaradaha Nidaamka Suuriya ay duqeymo cadowtooyo ka geysteen mandiqadda Waadi-bardi oo ay ka socdaan dagaallo xoogan oo u dhexeeya kooxaha kacdoonka iyo malleeshiyaadka Shiicada noocyadooda kala duwan. Sida ay sheegeen warbaahinta kooxaha Mucaaradka, duqeymahan oo ahaa kuwa xoogan islamarkaana si cashwaa’i ah loogu garaacay tuulooyinka Waadi-bardi ayaa si gaar ... Read More »

Banaanbaxyo ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha Yahuudda oo ka dhcay magaalada Talla’biib.

Wararka ka imaanaya magaala madaxda maamulka Yahuudda Talla’biib ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay banaanbaxyo waaweyn ay ka dhaceen magaalada, kuwaas oo looga soo horjeedo Ra’iisul wasaaraha maamulkaas Bin Yamin Natanyahu. Bin Yamin Natanyahu ayaa waxaa ku socoda baaritaanno ay Booliisku ku sameynayaan kadib markii lagu eedayay Musuq maasuq iyo wax isdaba marin. Natanyahu ayaa lagu eedayay in uu ... Read More »

Dowladda Maraykanka oo cunaqabateyntii dhaqaale ka qaaday dalka Suudaan.

Dalka Suudaan ee muslimka ah waxaa labaatan sano oo xiriir ah saarnaa cunaqabateyn dhanka dhaqaala ah oo ay kusoo rogtay dowladda Maraykanka oo kamid ah dowladaha ugu dulmiga badan caalamka. Cunaqabteyntaas lagu soo rogay waxaa ugu wacanaa in dalka Suudaan uu marti geliyay Sheekh Usaama bin laadin hogaamiyihii hore ee Alqaacida iyo saraakiil sar sare oo katirsan Mujaahidiinta, waxaana arinkaas ... Read More »