wararka

All news

Maraykanka oo si caro leh uga jawaabay war kasoo baxay Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah.

Maxkamadda loogu yeero Dembiyada Caalamiga ah ee Heg aya war kasoo baxay waxaa lagu sheegay in Ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Afqaanistan ay geysteen tacadiyaad kala duwan oo ka dhan ah dadka Maxaabiista ah ee ku jiray xabsiyada Ciidamada Maraykanku ku leeyihiin dalkaas intii sanadadii 2003 iyo 2004. haweeneyda Xeer Ilaaliyaha guud ka ah Maxkamadda Heg ayaa dhawaan sheegtay ... Read More »

Dhagayso Warka Subax.

Si aad u ogaato waxa ka jira dalka iyo dibadda, dhagayso Wararka ka baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan. Halkan ka dhagayso War-Subax-16-11-2016-lite Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA.

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa-wareysiyada-15-11-2016 FG-Wararka deg dega ah,warbixinada iyo barnaamijyada idaacada waxaad ka heli kartaa ciwaanka aannu ku leenahay Telegramka oo ah. Read More »

Diyaarad Ruushku leeyahay oo ku burburtay dalka Suuriya.

Wasaaradda Gaashandhiga dalka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in mid kamid ah diyaaradaheeda dagaalka ee kahowlgala dalka Suuriya ay ku burburtay badda Medeterianka, Ruushka ayaa sheegtay in diyaaradda burburtay oo nooceedu yahay Meg29 Coper ay kasoo duushay mid kamid ah maraakiibta dagaalka ee fadhisa badda Medeterianka, waxaana burubrtay mar ay kusoo dhaweyd Xeebaha dalka Suuriya. Warka kasoo baxay Wasaaradda oo ... Read More »

Dowladda Turkiga iyo Midowga Yurub oo khilafaad uu soo kala dhexgalay.

Maamulka Cilmaaniga ah ee ka taliya dalka Turkiga ayaa u xusul duubaya sidii uu xubin uga noqon lahaa Midowga Yurub oo ah isbahaysi ay ku mideysanyihiin inta badan dowladaha ku yaala qaaradda Yurub. Gudoomiyaha Baarlamaanka Yurub ninka lagu magacaabo Sholtaz ayaa maalintii Axadda waxa uu shaaca ka qaaday in Midowga Yurub looga baahanyahay inuu ka fakaro tallaabooyin dhaqaale oo uu ... Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA.

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada-14-11-2016 FG-Wararka deg dega ah,warbixinada iyo barnaamijyada idaacada waxaad ka heli kartaa ciwaanka aannu ku leenahay Telegramka oo ah. Read More »

Laba Askari oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho shalay iyo maanta waxaa ka dhacay dilal ka dhan ah Ciidamada Dowladda Xasan Sheekh. Wararka Naga soo gaaraya Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubaysan ay rasaas ooda kaga qaadeen ciidamo ku sugnaa goob isaaro ah oo ku taala xaafada Towfiiq degmada Yaaqshiid. Nin Ka ak dhawaa halka ay wax ka dhaceen ayaa warbaahinta usheegay ... Read More »