wararka

All news

19 Askari oo Dowladda Looga Dilay Shabeelaha Hoose.

19 askeri oo ka tirsanaa dowladda federaalka ah ayaa lagu dilay dagaalo xalay iyo saaka ka dhacay deegaano ka tirsan gobalka shabeelaha hoose oo ay ka mid yihiin Warmaxan iyo Tixsiile. Ciidamo ka tirsan xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa qaaday weeraro culus iyadoo askar saakay isku dayday in ay kuwa la weeraray u gurmadaana qarax lala beegsaday. Sadax ka mid ah ... Read More »

Idiris Xasan”Farmaajo Maraykanka iyo Soomaaliya Wuxuu Daacad uyahay Maraykanka”(Maqal)

Idaacadda islaamiga ah alfurqaan ayaa barnaamijka dhuuxa xalay ku wareysatay Inj Idiris Xasan Faarax oo kamid ah aqoonyahanada qurbo joogta ah ee la socda hardanka ka socda Soomaaliya. Waxa uu soo bandhigay qodobo dhowr ah oo Farmaajo hadduu dhaqan galiyo uu ka duwanaan doono madaxweynayaashii isaga ka horeeyay ee soo maray Soomaaliya. Qaar kamid ah Qodobada. 1 waa inaad ka ... Read More »

Weerar Nafhurnimo oo ka dhacay gobolka Helmand ee dalka Afqaanistaan.

Wararka ka imaanaya magaalada Lashkar Jaah oo ah magaala madaxda gobolka Helmand ee dalka Afqaanistaan ayaa ku waramaya in camaliyad Istish-haadi ah oo xoogan lala eegtay goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan xukuumadda taagta daran ee Kaabul. Camliyada Istish-haadiga oo ahayd mid xoogan, islamarkaana si wanaagsan loo soo qorsheeyay ayaa beegstay ciiidamo katirsan xukuumadda Kaabul oo ku sugnaa afaafka hore ... Read More »

Mujaahidiinta Banqaazi oo ku guuleystay iney dhulka soo dhigaan Diyaarad uu leeyahay Xaftar.

Wararka ka imaanaya magaalada dhiban ee Banqaazi ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta Golaha shuurada kacdoonka Banqaazi ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay leeyihiin malleeshiyaadka dagaal Ooge Khaliifa Xaftar. Diyaaradan oo ah noocyada dagaalka, islamarkaana duqeymaha fuliya ayay Mujaahidiintu kusoo rideen deegaanka Al-Jafra oo uu ku yaalo garoon milliteri oo ay kasoo kacaan diyaaradaha dagaalka ee Xaftar, kuwaas oo ... Read More »