wararka

Dhageyso Qeybta 1/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawiro)

Idaacadda islaamiga ah ALfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray Dulmanayaashii Dib uxuroobay.

Wariyaheena Cabdullaahi Soomaali oo socdaal shaqo ku maray Gobalka shabeelaha Hoose ayaa booqday degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose.

Waxa uu warbixinadaan ku eegayaa ammaanka.Horumarka beeraha. waxbarashada,Ganacsiga iyo Arimo kale.

Waxaa Barnaamijka lagu wareysanayaa dadweynaha ku dhaqan Gobalka kuwaasi oo ka sheekeynaya dhibaatooyinkii ay kala kulmeen shisheeyaha iyo dowladda mudadii gacantooda ay ku jireen.

Caawa waxaa qeybtaan looga hadlayaa Degmada Toora toorow ee shabeelaha Hoose.

Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Toora Toorow 13 02 2016.

DSC01968DSC01874DSC01878DSC01883DSC01888DSC01897DSC01964DSC01957

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*