wararka

Dhageyso Qeybta 2/aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.(Sawiro)

Qeybta Labaad Barnaamijka Dulmanayaasha dib uxuroobay waxaa xalay lagu soo qaatay degmada Owdheegle ee gobalka shabeelaha Hoose.

Degmadaasi waxay kamid tahay degmooyinka ay dib kaga gurteen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda.

Horumarka Amniga,Ganacsiga,Beeraha,waxbarashada ayaa aalaaba lagu faaqidaa barnaamijyadaan.

Dadka la wareysanayo waxay qaarkood ka sheekanayaan dhibaatooyin ay soo mareen sida dil,kufsi iyo dhac.

Dhageyso Dulmanayaasha Dib Uxuroobay Iyo Owdheegle.

Hoos Ka Daawo Sawirada Degmada

DSC02426DSC02412DSC02406DSC02399DSC02378DSC02372DSC02362DSC02331DSC02317DSC02305DSC02298DSC02296DSC02291DSC02281DSC02258DSC02255DSC02252DSC02247DSC02239DSC02232DSC02231DSC02228DSC02221DSC02220

One comment

  1. manshalah nasri mujaahidiinta
    quruxda iyo bilicda u soo celiyey dhulka ay ka arimiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*