wararka

Salaamaha Ciida iyo Idaacadda Alfurqaan Ku Dhageyso Dareenka Dadweynaha Degmada Saakow (Dhageyso)

ciida-iyo-alfurqaanIdaacadda Islaamiga Ah ee Alfurqaan ayaa barnaamij gaar ah ka Diyaarisay dadweynihii ku tukaday Salaada Ciida magaalada Saakow ee Gobolka Jubada

Iyadoo Maanta ay ahayd maalinta koowaad ee Munaasabada Ciidul Adxa ayaa hadana wilaayadka lagu mamulo shareecada Islaamka bulshada kunool waxey si wanaagsan kaga Qeybqaten munaasabada ciidul adxa.

shacabka musliminta kudhaqan degmada saakow rag. dumar. iyo caruur aya ayago kulabisan darees midibo kala duban   waxey isugu tageen goob mamulka islaamiaga ah uu ucayimay in salaada lagu dukado.

idaacada islaamiga ah ee al-Furqaan  ayaa wareysiyo kaqaaday dadka isugu yimaaday musalaha.

Linksyada Hoose  kadhageyso barnaamij gaar ah oo idaacadda ka diyaarisay shacabkii udabaldagayay munaasabada ciiddul Adxa

HALKAAN KA DHAGEYSO SALAAMAHA CIIDA TAYO DHEXE 

HALKAAN KA DHAGEYSO SALAAMAHA CIIDA TAYO HOOSE 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*