wararka

Diiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra’iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra’iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey.

Salaadiin iyo nabadoono kamid ah beesha uu ra’iisulwasaaraha kasoo jeedo ee Murusade oo marti ku ahaa barnaamijka ayaa ka waramay taariikhdiisa iyo mowqifka ay ka taagan yihiin.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

One comment

  1. Waxaan alaah idiinkaga rajeynayaa inuu dadaal kiina Jana idinkugu bedelo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*